Sign in to follow this  
Xudeedi

Makhir Environmental Protection Corps; A Definitive Example of Civic Responsibility (

Recommended Posts

Xudeedi   

Dhahar5.jpg

 

Center for Makhir Environmental Protection Corps; Dhahar City, Haylaan Region, Somalia

 

 

DHAHAR (SPR): Taniyo markii la joojiyey dhuxusha deegaanada loo Haylaan iyo Sanaag bishii koowaad 2007, ayaa waxaa ku daatey dhiig badan joojintii dhuxusha, waxaase la haleeley in gabi ahaanba deegaanadan laga joojiyo dhuxusha taasoo noqotey guul usoo hoyatey umada Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka ku dhaqan miyiga oo ay Soomaalidu daaqa ku wadaagto.

 

Tan iyo markii lagu mashquulay colaadaha ka taagan Galbeed Bari ee u dhexeeya Puntland iyo Hogaamiye Sh. Maxamed Siciid ayaa waxaa soo baxay cabasho soo gaarey xarunta dhuxul joojinta Degmada Dhahar. Maanta ayaa waxaa ka baxay laba gaari oo midna ah kuwa gaashaaman midka kalena ah gawaarida xamuulka ayaa waxaa ay cagta soo mariyeen deegaano badan oo ka gubeen dhuxushii, qaarna ay kasoo qaadeen, isla markaasina ay maxaabiis kusoo xireen xabsiga ciidanka dhuxul joojinta ee magaalada Dhahar.

 

Waxaanu wareysi la yeelaney taliyaha ciidamada dhuxul joojinta ee deegaanka Haylaan Col. C/qaadir Cawil Cali “Cutinle” oo ka warbixiyey howlgalkooda iyo inta uu socon doono.

 

Jaamac Nuur

Somali Public Radio

www.spr.fm

Dhahar, Haylaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

101_0937.jpg

 

Makhiri Business-Men Purchase Armed Vehicles and Fuel to Protect the Environment. These militias are independent from both Puntland and Somaliland and draw allegiance to Makhir land and its people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   
The troops are governed by 7 executive members democratically elected by Makhir communities who reside in Haylaan and Western Bari Regions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this