Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Heavy fighting reported

Recommended Posts

War deg deg ah: Dagaal xoogleh oo ka socda Waqooyiga Magalada Muqdisho.

 

Dagaal Xoogan oo ay barbar socdaan madaafiic oo u dhaxeeyeeya ciidamada dowlada KMG ee Soomaaliya iyo xoogaga ka soo horjeeda ayaa maqribnimadii caawa waxa uu ka bilaawday qaar ka mid ah degmooyinka ku yaala Woqooyiga magaalada Muqdisgho.

 

Dagaalada xafadaha ay ka socdaan ayaa waxaa ka mid ah Xafada Maano-Booloyo, agagaarka hotel Golobol iyo xaafado kale oo ka tirsan degmooyinka Boondheere,Shibis C/ Casiis ee woqooyiga magalada Muqdisho.

 

Dagaalka haatan socda ayaa ka dhashay ka dib markii ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab weerar ay ku qadeen fariisimo ciidamada dowlada ay ku leeyihiin degmooyinka uu dagaalka ka socdo, hasa haatee dagaalka ayaa waxa noqday mid isku badalay madaafiic labada dhinac ay isweedaarsanayaan.

 

Madaafiicda oo inteeda badan laga soo tuurayo dhanka dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa waxa ay ku dhacayaan xaafado dad rayid ah ay degnyihiin, hasa ahaatee lama oga qasaaraha madaaficda iyo dagaallka ay geeysteen maadaamada ay wali socdaan madaafiicda iyo dagaalka.

 

Dagaalka haatan ka socda woqooyiga magaalada Muqdisho ayaa waxa uu laxiriiraa dagaal galabta ka dhacay xaafado ka mid ah degmooyinka Hodan iyo Howl-Wadag ee magaalada Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is the shabaab rats still doing their fake jihad in Mogadishu while they run away from al-sunnah wajamah mujahids in central somalia. Inshallah Al-sunnah wajamah shall soon arive in Mogadishu to clean it from shabaab rats. amneen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this