Sign in to follow this  
Garyaqaan2

Xaalada Caafimaad Ee SamSam Axmed Ducaale Oo Laga Dayrinayo.marlabaad

Recommended Posts

Sida uu warbaahinta Gobolka Sool ugu waramay nin isagu ka mid ahaan jiray Askartii SamSam Saldhiga dhexe ee Hargeysa ku hayn jirtay oo isagu haatan Iskaga yini markii uu dagaalku ka qarxay Gobolka Sool Gaar ahaan Tuulada Adhi-Cadeeye ayaa ka war bixiyey xaalada SamSam Axmed Ducaale Ay Haatan ku sugan tahay.

 

Askarigan oo magaciisa la yidhaahdo Xuseen Dalmar Ismaaciil, Lanbarkiisa Askarnnimona uu ahaa 4483 ayaa sheegay in ay xaalada Caafimaad ee SamSam Axmed Ducaale aad u liidato iyada oo ay haatan xagga maskaxda dhibaato weyni ka soo gaadhay, ninkan askariga ah oo isagu ka mid ahaa raggii markii ugu danbaysay maxkamada lageeyey Waar diyeynaayey, markii danbena saldhiga ay ku jirto ku waardiyeyn jiray ayaa sheegay in ay SamSam ay dhibaato gaadhsiiyeen falalkii waxashnnimada ahaa ee lagula kacay gabadhaasi yar, wuxuuna sheegay in kufsigii loo gaystay ay hada la jaahwareertay, iyo iyadoo qol kaligeed ku xidhan tahay.

 

Dhibaatada maanta haysata ayuu yidhi Askarigan oo sheegay in uu iskaga yimi markii dhaawacyo loo gaystay isaga oo ku sugan Saldhiga dhexe ee Hargeysa ayaa sheegay in haddii aan gabadhaas yar sida ugu dhakhsaha badan loo sii dayn ay xaaladeedu ka sii dari doonto , wuxuuna intaasi ku daray in gabadha Jidhdil loo gaysan jiray xilligii la xusuustaba khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Puntland iyo Somaliland. Waa sida uu warka u dhigaye.

 

Hadalkii uu taliyaha Booliska Somaliland u sheegay Yuusuf Garaad ee ku saabsanaa Samsam

gabadha yari waxaa laga yaabaa in ay u geeriyooto calool xumo iyop naxtin. taa waxaa kadaran familiga gabadha oo aan soo booqan karin.....

 

 

............................ :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this