Sign in to follow this  
Peacenow

Somalis move out, Ethiopians move in

Recommended Posts

Peacenow   

When a very sizable population of Somalis is living out of the cvountry, we leave the risk of being further and further exposed to this inhumane dogs ambition on our land.

 

They covet our land, there is no doubt about that.

They are after Zeila in the far north, as that is the nearest port to them.

 

The traitor installed regime in the TFG will no do it, but we must remove at once, every Ethiopian, friend or foe from Somalia. The ethnic Somalis can stay. They others, must be removed by force.

 

Some have even learned to speak Somali, and hide amongst the people, you can't even tell who is Somali or Ethiopian.

Require them to have visas to visit Somalia and then issue it very strictly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waa arrin la yaab leh......sidoo kale tusaale ahaan madaxtooyada iyo hareeraheeda ayaa la yiri shacabkii ka guura loool@maxaa ku xiga? in la yiraa dharka ciidammada iska dhiga amaba qaar loo daayo inay ciidammada Soomaaliya ka mid noqdaan (we all remember the famous tababareyaal excuse)and then shacab badan oo itoobiyaan ah baa Soomaaliya degan la dhaho @lol....ragga wadddanka keenay inay gabdhooda u guuriyaan ar gabdhahaas Soomaaliyeed baan u naxayaa kuwaan xabashida injirleyaasha ah inay u soo dhowaadaan, yaa og hadde haddii islaamo la socdaanna malaha wiilal baa lagu dari lahaa, kolleey ciidan habaysan haddey yihiin gabdhana waa la socdaan.

 

 

Waxaase ayaan darro ah markaan intaas kaftankii kaga baxo, in shacab guryahooda deggan la dhaho uga guuro oday miskiin ah oo 80 sano jira ayaan malakal-mowt ka ilaalinaynaa, oo toloow dadkaasi xaggeey aadayaan? It is like us SOL oo la yiri qof walba meesha uu deggan yahay 3 days ha uga guuro iyadoo weliba laga yaabo in inteenna badan Alxamdulillaah with the facilities available aan meel kale heli karno.

 

 

Waxaysanse ogeyn kuwa amarkan soo rogey, in haddii ay si aad ah u faaruqiyaan agagaagka madaxtooyada ay noqon ka karaan yool (Target) sax ah waayo markaan xitaa shacab looga baqo ama naxo ma leh ee hoobiyaha oo ay adag tahay in runtii la ogaadaa meel uu ka soo dhacay lagu soo gemo QADO QURAAC iyo CASHO....Adduunoow adduun war yaa dhaho carruurta iyo haweenka ha iska rarina ee ku dhex gambada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this