Sign in to follow this  
Mahdi

Dab dad ku dhintay (Somaliland)

Recommended Posts

Mahdi   

• Lix caruur ah iyo Hooyadood oo xaamilo ah ayaa ku dhintay xafada Axmad Dhagax ee magalada Hargaysa, ka dib markii Guri ay daganayeen dab baab’ashay.

 

Lixadaan caruurta ah ayaa da'doodu waxay u dhexaysay 1sano iyo bar ilaa 13 jir.Waxa kaliya oo ka badbaaday dabkaan Aabihii reer-ka oo ku xiran xabsiga magaalda Hargaysa iyo gabar Ayeeyadeed oo ku nool baadiyaha ku maqanayd.

 

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in baaburkii ugu horeeyay oo ah kuwa Dab-damiska oo ay iska lahayd shirkada Dahabshiil iyo Boliskuba ay yimaadeen goobta dabka hal saac ka-dib marka dabku bilowday markaas oo dabku baa'bashay guriga iyo dadkii ku noolaaba.

 

Dadka dariska ah iyo dadawayne aad u caraysan oo meesha ku sugnaa ayaa dhagxiyay boliiska iyo baabuurkii dab-damiska ahaa oo goobta dabku ka dhacay yimi waqti aan loo baahnayn.

 

Marka laga reebo Gagida diyaardaha, Somaliland ma laha ciidan Dab-demis

 

http://allafrica.com/stories/200508300055.html

 

Trajumadii/Garoweonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalixa   

Marka laga reebo Gagida diyaardaha, Somaliland ma laha ciidan Dab-demis

 

That just makes me so angry and frustrated. Not because i think that the country hasn't got the CAPITAL to afford such but the bloody dishonesty of RIYAALE and his government. If only the family's ppl or country on a whole could sue him and the rest of co with caaloolayaasha qarxaaya...it would have made me alot better.

 

The poor family and many other residents pay tax...they surely don't deserve such terrible treatment by their so called President and GUUD...(more like a baranbaro bakhtiday meel iska fadhida)waiting for the public to fulfill their duties and in the same time get thier money and trust. Bloody traitors!

Go down RIYAALE outa your seat :mad: :mad:

 

And come to think of i somehow blame the public for sitting back and bot making a big fuss...i mean this is the second time such incident occured in Hargeysa and this time with a high death roll!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this