General Duke Posted December 1, 2010 'Iskuulo Kirishtaan baa laga furay Hargaysa': Shabaab 1 Dec 1, 2010 - 7:26:42 AM Afhayeenka Ururka Al-shabaab Sh. Cali Max'ud Raage [sh. Cali dhere] ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland inay ogolaadeen in laga furo deegaanada ay ka taliyaan goobo lagu barto diinta Kirishtaanka. Sh. Cali dhere, ayaa hadalkan ka sheegay muxaadaro ay boqolaal qof kasoo qaybgaleen oo ka dhacday Muqdisho, isagoo sheegay inay magaalada Hargeysa iyo magaalooyinka kale ee dalkaas ay ka furan iskuulo lagu barto Masiixiyada. "Maamulka Somaliland, wuxuu aqbalay in lagu barto diinta gaalada Somaliland, waa inay wadaadu kacaan ayna ka hortagaan falalkaas, waayo waxaa la doonayaa in la baro shacabka diinta gaalada iyo dimuqraadiyada oo ogol in galmo dhexmarto laba nin" ayuu yiri Sh. Cali dhere. Afhayeenku wuxuu sheegay in baadariyada dadka diinta gaalada baraya ay dalka Ethiopia ka yimaadeen, isagoo tusaale u soo qaatay buug ku qoran afka Somaliga, kaasoo dadka loo qaybiyo. Wuxuu ka hadlay, nin Jarmal ah oo faro-xumeyn u geystay haween kasoo jeeda maamulkaas, isagoo sheegay inuu qayb ka ahaa qorshe la doonayay in haweenka Somalida dharka laga dhigo lagana duubo filimaan loo gudbiyo dalalka galbeedka, si loo tuso in dhaqankoodii la badalay. Mas'uuliyiinta maamulkaas, ayuu ku eedeeyay inaysan doonayn inay wax ka qabtaan dhibaatooyinka shacabka lagu hayo iyo gaaleysiintooda, isagoo shacabka ugu baaqay inay kacaan. Kooxda Al Shabaab oo ku caan baxday gaalaysiinta Ummada Islaamka ayaan la ogayn halka ay ka keeneen warkaani, laakinse horjoogaha Shabaab ayaa ah nin dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanada Somaliland ee waqooyi-galbeed Somalia. Al-shabaab oo maamusha gobolada koonfureed ee Somalia intooda badan ayaanay ahayn markii ugu horreysay oo eedeyn noocan oo kale ah ay u jeediso Somaliland, iyadoo sheegtay in howlahan ay Somaliland ka fuliso hay'adda WFP. GAROWE ONLINE Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted December 1, 2010 cantrabaqash.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 1, 2010 We don't trust garoweonline aka cuqdadlandonline when it comes to somaliland. Come with another website kid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 1, 2010 ^^^lol adeer the news is out there. The secessionist support for Al Shabaab is deep but you know what people say about raising snakes? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 1, 2010 ^^^ If wishes were horses beggars would ride. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 1, 2010 NW Somalia will become an independent nation when Pigs become Pilots.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 2, 2010 Faroole's son contradicting in public ,,, I love that Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 2, 2010 Nah Adeer Al Shabaab and the scessionist unity has dissolved since their defeat in Galgala so now they are turning on each other. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 2, 2010 Try again adeer .... the world is listening Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 2, 2010 ^^^Now you are the world? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 2, 2010 Just tell him da msg ,,, he will know Quote Share this post Link to post Share on other sites