Sign in to follow this  
Abwaan

TODOBAATAN-JIR IYO TOOBAD SEEG: NINKII KA CARAREY AMXAARADA OO U SOO LAABTEY DAGAAL S

Recommended Posts

Abwaan   

May 10, 2009 at 02:08 PM

Dagaal-Ooge Xasan Daahir Aweys ayaa furinta hore ee dagaalka ku jirey labadii maalmood ee ina dhaaftey si uu isugu laayo dadka Walaalaha ah ee dagaalkii uu ka cararey ee Amxaarada soo wada galey. Dagaal-oogaha xukun u dirirka ah ayaa ciidamadiisu dhabar jebin ku sameeyeen ciidankii Maxkamadaha oo aan filayn in kooxdiisu ay dagaalka ku jiraan. Dagaalka ayaa haatan ku faafey inta badan Koonfurta magaalada Muqdisho iyadoo Xasan Daahir oo hore u caddeeyey inuu dalka ugu soo laabtey si uu u diriro uu soo lebistey sida wararku sheegayaan lebiskii dagaalka isagoo u soo diyaar garoobey inuu dhiig Muslim daadiyo.

 

 

source: Dhagaxuur.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this