Sign in to follow this  
General Duke

Guess who the new Ashahaado La Dirir are

Recommended Posts

sheikh_sharif_ahmed_2.jpg

The new Ashahado La Dirir Term he popularised.. ;)

 

 

Waaliga Alshabaab Gobolka Banaadir oo ku tilmaamay dagaaladii shalay mid u dhaxeeya iyaga iyo Ashahaado la dirir cusub

 

Ururka Alshabaab ayaa markii u horeeyay ka hadlay dagaalka ay qeybta ka yihiin, iyagoona beeniyay inay dagaal kula jiraan wax la yiraah Midowga Maxkamadaha Islaamka oo shalay ay ku dagaalameen qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho

 

Waaliga Alshabaab ee Gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xusen oo Warbaahinta Muqdisho la hadlay ayaa sheegay in dagaalka ay kula jiraan waxa uu ugu yeeray Ashahaado la dirir cusub.

 

"Dagaalkii Shalay waxaa uu u dhaxeeyay Mujaahidiinta Alshabaab iyo Cadowga Illaaheey,dadkaasina waxaan ognahay in ay yihiin Ashahaado la dirir cusub oo qandaraas hadda soo qaatay oo qoladii hore badalay”ayuu yiri Sheekh Cali Max’ed Xuseen.

 

Waxaa uu sheegay in dagaalka lagu soo qaaday Alshabaab, isagoona ku eedeeyay in dagaalkan oo ah mid uu horay u iclaamiyay Wasiirka Amniga Qaranka Cumar Xaashi, waxaana uu tibaaxay in dagaalka uu ku baaqay Cumar Xaashi uu u adeegsaday Jihaad ay la galaan Ururka Alshabaab.

 

"Waxaa jiray wax la yiraahdo Midowga Maxaakiimta oo 6-bilood ayey shaqeynaysay, waxaa ku soo duulay Ethiopian waana la bur buriyay waana la kala tagay marka magacii midowha maxkamaduhu halkaasi ayuu ku dhamaaday, annaga midowga maxkamadaha waligeen ma’aanan dagaalamin oo iskama aanan hor imaanin, waxa nala dagaalamayna waxaa ay ahaayeen dad cadowga Illaaheey ah, waana kuwii uu howl galiyay Cumar Xaashi Aadan oo rabay in ay la dagaalamaan Alshabaab"ayuu yiri Wakiilka Alshabaab ee Gobolka Banaadir.

 

Sheekh Cali Maxamed Xuseen ayaa ku goodiyay in dagaalka uu yahay sidii uu u bilowday, isla markaana ay sii wadayaan, isagoo sheegay in marka hore iyaga lagu soo qaaday weerar gardaro ah sida uu hadalka u dhigay.

 

Dagaalkii shalay oo ahaa kii ugu cuslaa ayaa la rumeysan yahay inuu u dhaxeeyay Maxkamadaha Islaamka ee Dowladda ku biiray iyo Xoogaga Alshabaab, dagaalkaasoo ahaa kii ugu kululaa ee Muqdisho ku dhex mara Labada dhinac.

 

 

Hooyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalkii Shalay waxaa uu u dhaxeeyay Mujaahidiinta Alshabaab iyo Cadowga Illaaheey,dadkaasina waxaan ognahay in ay yihiin Ashahaado la dirir cusub oo qandaraas hadda soo qaatay oo qoladii hore badalay”
ayuu yiri Sheekh Cali Max’ed Xuseen.

Classic statement. Kind of like Sharif of 2006. Now being used against the Sharif of 2009. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wonder who the new Ashahado la dirir would be if they get rid of the shariif and new players come to power, maybe Awais is the new candidat fo this post. There always has to be one.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Yeah its a term now used against anyone one does not like. "Oh Abu Mansuur is Ashahado La Dirir because he did not speak to Turki" oh "Turki is one because he is going bald"...Funny but it will become redundent soon enough.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Alshabab will be defeated and routed out of Mogadishu.

 

Warlordism has no future in Mogadishu, whether the warlords come under an religious cover or under a clannist cover.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You talk in absolute terms "they will" and then say "time will tell". You mean you hope, or think they will be routed. So far they seem to be holding their own if not even gaining ground.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Dukey,

 

I know and time will prove our stance correct again.

 

When we said: Ethiopian occupation will be defeated and Mogadishu will not succumb to the brutality of Ethiopian occupation you was here cheering for every operation the Ethiopians conducted and hoping that your uncle would sleep comfortably in Villa Somalia.

 

Time has proven us correct.

 

Just wait and see, you will be on the losing side again!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You are talking utter rubish as usual saxib, your predictions and flip floping is legendery.

Ethiopian troops, US troops, AMISOM troops have always been an excuse for the looters to keep the loot.

 

The problem here is Somalia has moved forward while Ahmed Diiriye & the fake Mogadishu society of yours are still trying to keep a loot no one wants.

 

You said Ethiopia was defeated, but Ethiopia is a functioning state that has lost 100,000 troops in a border war over a desert town. It does not care about dead soldiers.

 

While your homes are burning today, Ethioppia is not, thus who is defeated, Mogadishu is burning, people are fleeing and you are talking about "predictions"?

 

Give us a break lad. Your Sharif and his government will be remmeberd for selling the oil rich area of the south that he does not control.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Yup the "Ethiopians" were chased out and defeated and Mogadishu is peacefull and bliss, is that the world you reside in old boy.

 

You dont know what sense is old boy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this