Sign in to follow this  
BN

Karan District Supports New President

Recommended Posts

BN   

KULAN LAGU TAAGEERAYEY MADAXWEYNAHA CUSUB EE SOOMAALIYA OO KA DHACAY DEGMADA KAARAAN

 

taageero.jpg

 

Waxgarad iyo dadweyne aad u fara badan ayaa kasoo qeybgalay kulan lagu taageeryay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Col. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa saakay ka dhacay degmada Karaan ee magaalada Muqdisho.

 

Kulankan oo ay kasoo qeybgaleen xubno ka kala socday ururada Bulshada, Aqoonyahanada ayaa ugu horeyntii waxaa ka hadlay Guddoomiye ku xigeenka degmada Kaaraan Muxidiin Calasow oo oo sheegay in isagoo ka wakiil ah maamulka degmada Kaaraan ay si weyn ugu faraxsan yihiin doorashada Col. C/laai Yuusuf ee loogu doortay Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay iney la shaqeyn doonaan oo ay garab istaagi doonaan, sidoo kale xubnihii halkaasi ka hadlay waxaa ka mid ahaa Ciise Maxaed Dalabey, Cumar Maxamuud Barre (Ciriblo), Xasan Xuseen Geedi iyo Muxamad Jugyare Shadoor oo si weyn u soo dhoweeyay natiijadii kasoo baxday shirkii Nayroobi ee loogu doortay Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya inuu noqdo Col. C/laahi Yuusud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this