Sign in to follow this  
Deeq A.

Israa’iil oo Safiir u Magacawday Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka Israel ayaa qaaday tallaabo diblomaasiyadeed oo culus, kadib markii ay si rasmi ah u magacawday safiirkii ugu horreeyay ee u qaabilsanaan doona Somaliland.

Tallaabadan ayaa si weyn u beddeli karta jihada siyaasadeed ee Geeska Afrika, iyadoo ku soo beegantay xilli gobolka uu yahay mid aad loogu loolamayo.

Magacaabistan waxaa ansixiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Gideon Sa’ar, kadib kulan ay yeesheen guddiga u qaabilsan magacaabista diblomaasiyiinta Israa’iil.

Waa Kuma Safiirka?

Danjire Michael Lotem ayaa loo xushay xilkan.
Khibradiisa:
Safiir hore uga soo noqday:
Kenya
Azerbaijan
Kazakhstan
Safiirka dhaqaalaha ee Afrika
Khabiir ku ah:
Xiriirka Afrika
Ganacsiga iyo maalgashiga
Siyaasadda dibadda

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this