Deeq A. Posted Wednesday at 06:09 PM Maamulka Israel ayaa qaaday tallaabo diblomaasiyadeed oo culus, kadib markii ay si rasmi ah u magacawday safiirkii ugu horreeyay ee u qaabilsanaan doona Somaliland. Tallaabadan ayaa si weyn u beddeli karta jihada siyaasadeed ee Geeska Afrika, iyadoo ku soo beegantay xilli gobolka uu yahay mid aad loogu loolamayo. Magacaabistan waxaa ansixiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Gideon Sa’ar, kadib kulan ay yeesheen guddiga u qaabilsan magacaabista diblomaasiyiinta Israa’iil. Waa Kuma Safiirka? Danjire Michael Lotem ayaa loo xushay xilkan.Khibradiisa:Safiir hore uga soo noqday:KenyaAzerbaijanKazakhstanSafiirka dhaqaalaha ee AfrikaKhabiir ku ah:Xiriirka AfrikaGanacsiga iyo maalgashigaSiyaasadda dibadda Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites