Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro muujinaya qiiq ka baxaya deked shidaal oo Imaaraad leeyahay

Recommended Posts

Deeq A.   
  • Sawirro muujinaya qiiq ka baxaya deked shidaal oo Imaaraad leeyahay

Qiiqa ayaa mka baxaya

Xigashada Sawirka,Reuters

Qoraalka sawirka,Qiiqa ayaa mka baxaya

Waxaan hore u daabacnay warbixin ku saabsan muuqaallo dayax-gacmeed iyo sawirro muujinaya dab iyo waxyeello ka dhacday Fujairah Oil Terminal ee ku yaalla Imaaraadka Carabta.

Hadda waxaan soo baxaya sawirro dheeraad ah oo muujinaya qiiq ka kacaya dekedda shidaalka, oo ku taalla xeebta gacanka Cumaan

Xafiiska warbaahinta ee Imaaraadka ee Fujairah ayaa sheegay in dab uu kacay ka dib markii burbur ka soo dhacay diyaarad drone ah oo ay difaacyada cirka qabteen. Si kastaba ha ahaatee, waxay intaas ku dareen in dabka la damiyay, isla markaana aan wax khasaare naf ah la soo sheegin.

Qiiq

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this