Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaamiyihii Iiraan oo la dilay

Recommended Posts

Deeq A.   
1000140890-1440x960.webp

Hoggaamiyihii ugu sarreeyay dalka Iiraan Ayatollah Cali Khamenei ayaa lagu dilay weerarka cirka ee Maraykanka iyo Israa’iil, sida uu xaqiijiyay Telefishinka Qaranka Iiraan.

Sidoo kale waxaa weerarada Maraykanka iyo Israa’iil lagu dilay Abdolrahim Mousavi oo ahaa madaxii ciidamada qalabka sida ee Iiraan.

Warbaahinta dawladda Iiraan ayaa sidoo kale xaqiijisay in la dilay taliyihii Ilaalada Kacaanka General Mohammad Pakpour.

PUNTLAND POST

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this