Deeq A. Posted Saturday at 07:31 AM Ilaa saddex qarax ayaa maanta oo sabti ah laga maqlay bartamaha magaalada Tehran ee dalka Iiraan, kuwaas oo ay ku weerartay Israa’iil. Wakaaladda wararka dowladda Iiraan ee Fars ayaa sheegtay in dhowr qarax oo cusub laga maqlay waqooyiga iyo bariga caasimadda Tehran. Wasiirka Difaaca Israa’iil, Israel Katz ayaa ku tilmaamay weerarka mid “hordhac ah” oo looga hortagayo khataro ku soo wajahan Israa’iil. PUNTLAND POST Share this post Link to post Share on other sites