Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynihii hore ee dalka Kuuriyada Koonfureed oo ay maanta maxkamadi xabsi daa’in ku xukuntay

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadd ku taalla Kuuriyada Koonfureed ayaa maanta xabsi daa’in ku xukuntay madaxweynihii hore ee dalkaasi, Yoon Suk Yeol, kadib markii lagu helay danbi ah inuu hoggaaminayay kacdoon ka dhan ah dowladda, isagoo ku dhawaaqay sanadkii 2024-kii xaalad degdeg ah oo sababtay qalalaase siyaasadeed.

Yoon Suk Yeol wuxuu xilka qabtay sanadkii 2022, isagoo laba sano kadib wajahay dacwado iyo cadaadis siyaasadeed oo ugu dambeyn sababay in xilka laga qaado, iyadoo talaabada Maxkamadayntu noqonayso mid ka mid ah go’aannadii ugu cusla ee taariikhda casriga ah ee Kuuriyada Koonfureed.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this