Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Israel oo si weyn loogy soo dhaweeyay dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dalka Israel Isaaq Herzog ayaa ka degay magaaalada Addis ababa ee caasimadda dalka Ethiopia. Waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Gedion Timothewos.

Herzog ayaa la filayaa in uu la kulmo madaxda ugu sarraysa Ethiopia gaar ahaanna Abiy Axmed kuwaas oo uu kala hadlayo danaha labada dhinac iyo xaaladaha badda cas iyo Geeska Afrika.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this