Deeq A. Posted 18 hours ago Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa magacaabey maamulka Wakaaladda Biyaha ee caasimadda Hargeysa . Sida oo kale Madaxweynaha ayaa magacaabey Madaxa Unugga Xidhiidhinta, dardargelinta Mudnaanta iyo Waxqabadka Hay’adaha Xukuumadda oo lagu aasaasay Xeer Madaxweyne. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites