Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Cirro oo safar shaqo ku tagay gobolka Saaxil

Recommended Posts

Deeq A.   

FB_IMG_1769253326680-300x273.jpg

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta safar ugu baxay magalaada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.
Madaxweyne Cirro ayaa xadhiga ka jari doona mashaariic ay ka mid yihiin ballaadhin korontada Berbera oo ah mashruuc muhiim ah oo Baanka Adduunku maalgeliyay iyo dhisme cusub oo loo dhisay dawladda hoose ee Berbera.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this