Sign in to follow this  
Paragon

You just gotta love Idamaale ;)

Recommended Posts

Paragon   

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Waxaa Maanta Dagaalkii Maleeshiyaadka Maxaakimiinta iyo Ciidanka Dowlada dhexmaray ku Dhintay Sheekh Mukhtaar Abuu Mansuur Rooboow iyo Maleeshiyaad uu watay, Waxaana la Xaqijiyay in ninkaas iyo Ragiisiiba ay alaysteen.

 

 

Dagaalka maanta ay soo qaadeen Maleeshiyaadka Maxaakimiinta ayaa laba dhinac ahaa waxaana wararku nagu soo gaarayaan in Maleeshiyaadka Maxaakimiinta ay maanta oo kaliya ka Geeriyoodeen rag lagu sheegay 350 oo nin oo u badnaa ragii uu watay Sheekh Mukhtaar abuu Mansuur Rooboow.

 

 

Wali waxaa socda dagaalkii isaga oo galay maalintiisii 5aad ayaad hadana waxaad moodaa in Maleeshiyaadka Maxaakimiintu aanayba ku quusan dhowrkii maalmood ee aanu soo dhaafnay dhibaatadii ka soo gaartay Dagaalkii weerarka ahaa ee ay ku qaadeen ciidanka Dowlada Federaalka ah iyo Magalada Baydhabo.

 

 

Dhinaca kale Magaalada muqdisho ayaa la sheegay in lagu soo daad guraynayo Dhaawacyo farabadan, oo u badan Dhalinyaro aad u da’yar oo aan dagaal iyo Xabada waawayn horeyba waxba uga garanayn.

 

 

Idamaale News

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this