Deeq A. Posted 20 hours ago Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa safar shaqo maanta ku tegay dalka Jabuuti, waxaana qaabilay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele. Sidaana waxa mar dhawayd shaaciyey xafiiska Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya. Safarkan ayaa ku soo beegmaya xili ay Gobolka Geeska Afrika ka taagan tahay damaca Itoobiya ee Badda iyo xiisadaha ka dhashay aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland ka heshay Israa’iil. Source Share this post Link to post Share on other sites