Sign in to follow this  
Deeq A.

Waftigii uu hogaaminyay wasiirka arimaha dibadda ee Israel oo dalka ka dhoofay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdigii uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo saacado badan kulan madaxtooyada kulahaa madaxweynaha Somaliland ayaa hadda dib uga dhoofay garoonka Hargeysa.

Madaxweynaha Somaliland iyo wasiirka arrimaha dibadda ayaa shir jaraa’id wada qabtay inta aannu ka dhoofin Hargeysa wasiirka arrimaha Dibadda Israa’iil.

Qodobo kala duwan ayaa diirada kula saaray kulanka labada dhinac ee Somaliland iyo Israa’iil.

Gallaydh TV kala soco qodobada.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this