Sign in to follow this  
Deeq A.

Calanka Israel oo la sudhay badhtamaha Hargeisa Iyo Dadweynaha oo dabaal degay

Recommended Posts

Deeq A.   

VID-20251227-WA0000
O
2f1c0b14fd52a615b4d481a3b6b0a7fe
G9G_8e7XEAAXsNL-300x300.jpeg
IMG-20251227-WA0001-177x300.jpg

Dadweynaha reer Hargaysi ayaa caawa u dabaal degay aqoonsiga ay Dawladda Israel u fidisay Somaliland dadweynaha isu soo baxay ayaa caawa lulaayay calamadda Somaliland iyo Israel sidoo kale waxa calanka Israel la sudhay dhismaha Carwada ee ku yaala badhtamaha Hargeisa ee caasimadda Somaliland.

Somaliland guul

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this