Deeq A. Posted 6 hours ago AQOONSIGII S/LAND WUXUU MARAYAA HALKII U DANBAYSAY. Aqoonsigii Somaliland oo si habsami ah uga socday carriga Maraykanka ayaa bilaha soo socda noqon doona mid si toos ah dawlado badan oo caalamka ahi ay ku dhawaaqaan kaas oo isbeddel weyn ku soo kordhin doona geeska afrika gaar ahaan shanta soomaaliya. Daraasad dheer oo ay aduunyadu samaysay waxa lagu ogaaday aqoonsiga Somaliland inuu nabad Soomaalida dhexdeeda ah uu keeni doono’ waayo dadka reer Somaliland waxay khibrad dheeraad ah iyo waayo aragnimo ku haystaan dib u heshiisiinta iyo xallinta dhibaatooyinka qabaa’ilka ee aan weli xalka looga helin Somaliya. Daraasad ay sameeyeen khubaro ku xeel dheel khilaafaadku waxay dawladda Maraykanka iyo caalamkaba ku adkeeyeen in la aqoonsado Somaliland si aanay amnidarradu ugu soo fidhin badda cas iyo geeskaba. MAHADSANID. CABDI BACAW. GUUL ALLE. LONDON. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites