Sign in to follow this  
Deeq A.

Raila Odinga oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   
1000077619.jpg?resize=1000%2C1000&ssl=1

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Kenya, ahaana hoggaamiyihii xisbiga mucaaradka ee ODM, Raila Odinga ayaa maanta geeriyooday.

Odinga oo ahaa 80 sano jir ayaa ku geeriyooday magaalada Kochi ee koonfurta Hindiya, kaddib markii uu sababsaday xanuun dhanka wadnaha.

Raila Odinga ayaa in ka badan sodon sano ku jiray siyaasadda Kenya, wuxuuna guuldareystay shan jeer oo u tartamay doorashada madaxtinimada dalkaas, isagoo mar walba ku andacoonayay in la khiyaameeyay oo doorashada lagaga shubtay.

PUNTLAND POST

The post Raila Odinga oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this