Sign in to follow this  
Deeq A.

SALAADDU WAA FICIL CAJIIB AH OO FAA’IIDOOYIN BADAN OO XAGGA CAAFIMAADKA AH LEH.

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250225-WA0015-242x300.jpg

SALAADDU WAA FICIL CAJIIB AH OO FAA’IIDOOYIN BADAN OO XAGGA CAAFIMAADKA AH LEH.

Salaaddu waa halka qofka muslinka ahi uu ka soo galo diinta islaamka waxay leedahay faa’iidooyin cajiib ah,bal u fiirsada qofka tukadaa wuu ka qurux badanyay dadka kale Waayo waa daahir jidhkiisa iyo dharkiisu ay nadiif yihiin.

Salaaddu waxay dawaysaa ama ka hor tagtaa xanuunada ku dhaca maskaxda maqaarka,xubnaha jidhka iwm.

Salaaddu addoonka caqliga leh waxay bartaa inuu diciif yahay waxa ka ba’da islla weynida iyo kibirka, waxa tusaale weyna oo ay haboontay in loo fiirsado, ninkaagii gaadhiga qaaliga ah watay ee maalka lahaa ama madaxda ahaa sawdigan wejiga dhulka dhigay ee dabada foorariyay adigiyo kii fiqiirka ahaaba sowdinkan safka ugu sujuuday ilaahay cajiib.

Salaaddu waxay huwantay sharaftii uu ilaahay inoogu soo dhiibay nebi maxamad SCW(Axkaamta) oo ah wax cajiiba oo ay haboontay in la raaco.

Salaaddu waxay sare u qaaddaa qofka hankiisa wuxuu noqdaa geesi dhawrsoon oo aan la iibsan karin dadnimadiisa muslinmo.

Haddaad astaamahaas iska weydid adigoo tukanaya raadkaaga dib u raac oo camalkaaga hagaaji pls.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this