Sign in to follow this  
Deeq A.

Xeerka Ciise waa xaalad abuur dhinacayo badan

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250225-WA0015-242x300.jpg

XEERKA CIISE MAANTA WAA XAALAD ABUUR DHINACYO BADAN.

Xeerka ciise horeba wuu u jiray waxaana lagu qaban jiray dhul qabiilka ciise u gaar ah sida diridhaba, jabuuti iwm waxa hoggaamin jiray bahda dhaqanka ee ciise iyo dadkooda, wax buuqina kamu dhici jirin.

Maanta waxa seylac keenay siyaasiyiin caan ah oo laba gardaaq ah qaar Somaliland oo xamar u shaqo tegay oo ay adeegsanayaan dawladaha jaarka ahi.

Waxa xaalad abuurkan kow ka ah dawladda Jabuuti oo waqti dheer xukumaysay dadka reet jabuuti iyadoo mushkiladda gudaheeda taalla ku qarinaysa inay fidmo ka dhex riddo reer Somaliland, waa arrinka ugu weyn in ciise cadow loo sameeyaa si dadka ciise looga jeediyo ismaaciil cumar oo ku gaboobay meesha sidaas awgeed walaalaha Wada nool ciise iyo Awdal Clan waa inay xil gaar ah iska saaraan amnigooda..

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this