Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan hawleed sadex cisho qaatay oo ay isugu yimaadeen dhamaan daneeyayaasha Mashuuraca Horumarinta Khayraadka Dawladda Ee ๐’๐„๐‘๐.

Recommended Posts

Deeq A.   

FB_IMG_1758111875856-300x296.jpg

FB_IMG_1758111882712-300x235.jpg

FB_IMG_1758111890030-300x259.jpg

FB_IMG_1758111902378-265x300.jpg

FB_IMG_1758111907548-200x300.jpg

FB_IMG_1758111911300-200x300.jpg

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda & Horumarinta Dhaqaalaha JSL ๐Œ๐. ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐’๐š๐ฅ๐ž๐ž๐›๐š๐š๐ง ayaa maanta soo xidhay kulan-hawleed sadex cisho qaatay oo ay isugu yimaadeen dhamaan daneeyayaasha Mashuuraca Horumarinta Khayraadka Dawladda Ee ๐’๐„๐‘๐.

Waxa intii uu socday kulan-hawleedku si weyn loogu lafo-guray wixii u qabsoomay mashruuca intii uu soo socday meelaha u baahan in wax laga badelo ee dib-u-eegista u baahan, caqabaddihii ka hor yimid iyo kuwa ka hor iman kara ee u baahan in laga sii gaashaanto, iyo dejinta qorshe-hawleedka lagu shaqaynayo labada sano ee soo socda hadii Rabi qadaro.

Waxa kulanka goob-joog ka ahaa Masuuliyiinta Hayโ€™addaha Mashruuca qaybta ka ah, gudiyada farsamo ee daneeyayaasha, masuuliyiin ka socday Bangiga Aduunka iyo hawl-wadeenada Mashruuca PIUs {๐๐ซ๐จ๐ฃ๐ž๐œ๐ญ ๐ˆ๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐”๐ง๐ข๐ญ๐ฌ}.

Mashruucan Bangiga Aduunku maalgaliyo ee SERP {๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐„๐ง๐ก๐š๐ง๐œ๐ข๐ง๐  ๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐‘๐ž๐ฌ๐จ๐ฎ๐ซ๐œ๐ž๐ฌ} waxa uu la xidhiidhaa dhinacyada Horumarinta Khayraadka Dawladda, waxaana qayb ka ah; Wasaaradda Maaliyadda, Hayโ€™addaha Shaqaalaha iyo Maamul-wanaaga, Hanti-dhawraha Guud, Gudi-hoosaadka Wakiilada ee Dabogalka Hantida Dawladda (PAC), Bangiga-dhexe ee JSL, Hadaneeyayaalyโ€™adda Qandaraasyada Qaranka iyo

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this