Sign in to follow this  
Deeq A.

XASAN SHIIKH WAA FINDHICILKII LA YIDHI SOO HADAL QAADKIISAA XUN XALANUU JOOGAAYE MA HADALBBAA U BANAAN.

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250225-WA0015-242x300.jpg

XASAN SHIIKH WAA FINDHICILKII LA YIDHI SOO HADAL QAADKIISAA XUN XALANUU JOOGAAYE
MA HADALBBAA U BANAAN.

madaxda maamulka xalane waxay ku fashilmeen hogaamintii soomaaliya oo ay aqoontoodu ka soo ooday Waayo xukunka waxay u yaqaanaan in dhiig la dhex dabbaasho.

Waxay dagaallo lagu riiqmay ka dhex abuureen dhammaan maamuladij loo doortay waxay si fool xun oo waxshinimo ah qaraxyo ugu laayeen dad aan qiyaas lahayn gaar ahaan magalada xamar.

Damiirkoodu waakaas Soomaali meeshii ka bedqabtay ee s/Land u xalaaleeyay inay dab geliyaan ee aan qarsanayn hoogga ay geliyeen dadkii reer laascaanood waakuwaas maanta shabaabkii xamar u soo raray buuhoodlle iyo laascaanood, dadka reer s/Land waxaan leeyay xasan waa findhicil soo hadal qaad ma leh ee hallayska crliyo.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this