Deeq A. Posted September 1 C/RISAAQ KHALIIF WUXUU TAAGANYAY NIMAAN HOY LAHAYN HABEENKII HARGEYSI MAXAY KU HAYSAA. C/risaaq khaliif waalla buunbuuniyay intuu hargaysa joogay Waayo dalka looma eego ninku waa kuma ee waxa lagu qiimeeyaa meesha uu ka soo jeedo iyo damaciisa. C/risaaq khaliif waa tusaale wanaagsan taariikhdiisu, wuxuu ahaa guddoomiyihii Wakiilada qaranka Somaliland, wixii uu ku dhaqmay way ogaayeen reer laascaanood inuu yahay qof aan meelna u dhaqaajin karayn way iska tuureen xaggaas garoowe ayuu u sii socday maanta. C/risaaq, Laascaanood wuxuu ka noqday haddaad daad tahay beerta cali madaxay ma geli lahayd wax qiimo siyaasadeed ah oo u hadhay ma jiro. MAHADSANID.. CABDI BACAW. GUUL ALLE. LONDON. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites