Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland mar kale ku soo laabanaysa khariidada Africa Iyo wadamada jaarka oo lagu war galiyay

Recommended Posts

Deeq A.   

FB_IMG_1756360057096-257x300.jpg

Dhawaan filo in Somaliland ay si rasmi ah uga mid noqoto beesha caalamka arinkaasi oo hada si xawli leh u socda.

Dhamaan wadamada jaarka la ah Somaliland arinkaasi si fiican ayay ula socdaan oo loo ogaysiiyay kuwaasi oo ay ku jirto Somalia waxana ay noqon doonaan kuwo soo dhaweeya wadanka Somaliland ee mar labaad ku soo laabashada beesha caalamka iyada oo dawladda Maraykanku ay noqon doonto wadanka koowaad ee arinkaasi hogaamin doona.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this