Sign in to follow this  
Deeq A.

Danjire Larry André waa shaqaale ka tirsan shirkadda Hormood, Salaama bank

Recommended Posts

Deeq A.   

imageproxy-300x228.jpeg

Danjirihii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya, Larry André, ayaa Washington ka codsaday in si taxaddar leh dib-u-eegis loogu sameeyo xaaladda Somaliland, isaga oo ka digay in aqoonsi hal-dhinac ah oo la siiyo maamulkaasi uu carqalad gelin karo xasilloonida Geeska Afrika.

Hadalkaasi ka soo yeedhay danjire Larry Andre ayaa ah mid xaqiiqda ka fog madaama ay Somaliland buuxisay dhamaan shuruudahii ay ku noqon lahayd dal baax banaan, waxana yaab ah in qoraalka Larry Andre aanu haba yaraatee ku salaysnayn xaqiiqda dhabta ee ka tagan Somaliland.

Danjire Larry Andre oo xiligani ah hawlgab waa shaqaale ka tirsan shirkadda Hormood, Salaama bank
kuwasi oo laga leeyahay Sommalia, soo jeedin kasta oo ku saabsan qadiyaa Soma3iyo Somalia sinaba ma aha mid macquul ah oo ay cidna ku xisaabtami karto taasi oo aanu sinba dhex noqon karin arimaha Somaliland iyo Somalia.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this