Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxda mamulka Muqdisho Fiqi iyo Xasan Sheekh waxaa ay guul u haystaan

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250225-WA0015-242x300.jpg

MADAXDA MAAMULKA XAMAR FIQI IYO XASAN SHIIKH WAXAY GUUL U HAYSTAAN CALANKA BULUUGGU INUU KA MUUQDO S/LAND.

Dadka reer Somaliland gaar ahaan fannaaniinta iyo siyaasiyiinta waqtigani waxay fahmeen caqliyaddooda xasan shiikh iyo Fiqi Waayo waxay dhaqaale badan kaga gurtaan waxaan rebnaa soomaaliweyn, calanka buluugga ah ayaan hargaysa geynaynaa.

Calanka buluugga ah ee uu fiqi ku nefisayo in Somaliland lagu dhex arkaa, horta waa maro ee maaha masiir ummadeed waxay markhaati ka tahay jahliga gaamuray ee haysta soomaaliya.

Calamada adduunka oo dhan waa lagu iibiyaa caalamka xorta ah qof waliba kuu doonuu qaataa, Haddaan calankaan doono qaato cidi eegimayso adduunka intiisa badan.

Dadka reer soomaliland waxaan leeyay haysku mashquulinina maradan Fiqi wareerisay Somaliland waa masiir ummadeed.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this