Deeq A. Posted Saturday at 08:05 AM Dawladaha nugul sida Soomaaliya oo kale hoggaamintu ma aha awood la hanto ee keli ah, waase in la soo celiyo kalsoonidii dadka u dhexeysay, aaminaddii ay dowladda ku qabeen iyo midaynta qaranka kala qoqoban. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites