Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliska oo sheegay in lagu dilay xaafada Macallin Haaruun

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa qoraal ay soo dhigeen baraha bulshada waxa uu u qornaa sodan hoos ku qorn

Warbixin :- Xalay Habeenimadii waxa lagu dilay degmada Macallin Haaruun ee Magaalada Hargeysa Marxuum Maxamed Saleebaan Quule , waxaana Ciidamada Boolisku degdeg uga hawlgaleen kiiskaasi markii lagu soo wargeliyay , waxaanay ku jiraan Baadhid-dheerada , wixii kasoo baxana waxaanu la soo wadaagi doonaa bulshada.

Waxaanan ku boorinaynaa Bulshada Somaliland in ay xogaha rasmiga ah ka sugan Ciidamada Booliska JSL.

Sidoo kale , Muwaadiniinta JSL waxaanu ka codsanaynaa in cidii xog dheeraada haysaa nala wadaagto.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this