Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland waxa ay maraysaa meel wanaagsan

Recommended Posts

Deeq A.   

SOMALILAND WAXAY MARAYSAA MEEL WANAAGSAN WAALLA AQOONSANAYAA EE QAYLADA JOOJIYA.

IMG-20250225-WA0015.jpg

Waddanka Somaliland waxa dhibaato in badan ku hayay dawladihii kala danbbeeyay ee soomaaliya kuwaas oo adeegsanayay dad ka mid ah oo dib u dhac faro badan u geystay waddanka,.

Xaaladda mandaqaddu maanta way adagtay indhaha caalamkaa ku soo jeeda Somaliya waxa laga muujiyay rajo la’aan intii uu xasan shiikh yimidna god ayay kusii dhacday waad arkaysaan degmadii laascaanood iyo dadkeedii siday u baabi’iyeen, waataas maraakiibta hubka ah loo soo iibsanayo soomaalidii.

Adduunyadu waxay u soo jeesatay Somaliland xasiloonida taal in la ilaaliyo, sidaas awgeed dadweynaha s/Land waxa waajib ku ah inay ka fogaadaan buuqa ay shaanshadaha isula fadhiisanayaan ee xaalad abuurka ah.

Waddanka waalla aqoonsanayaa ee meel hallooga soo Wada jeesto jaaniska maanta jira ee qaaliga ah.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this