Sign in to follow this  
Suldaanka

Coming soon... Radio Horyaal: Codka Shacabka Somaliland

Recommended Posts

Radio Horyaal: Codka Shacabka Somaliland

 

Waxa loogu bushaareynayaa dhamaan shacab-weynaha Somaliland in dhowaan ay hawada soo geli doonto idaacad madax banaan oo Somaliland ah oo la yidhaahdo Radio Horyaal: Codka Shacabka Somaliland. Radio Horyaal waa Idaacadan cusub oo ku soo biirtay warbaahinta Somaliland, lagana dhagaysan karo Geeska Afrika, Saudi Arabia iyo UAE .

 

Idaacadu waxay barnaamijyadeeda bilaabi doontaa maalinta isniinta ah ee bisha March tahay 21, saacadda 8:30 fiidnimo ilaa 9:00 fiidnimo . Kadib idaacadu waxay hawada soo galidoontaa maalinkasta wakhtigaas oo kale, marka laga reebo maalinta jimcaha.

 

Idaacadda waxa laga maqli karaa 12140 KHz usbuuca hore, wixii intaa ka dambeeyana 12130KHz. Waxa kale oo barnaamijyada idaacada laga heli karaa websiteka idaacada ee HORYAAL.NET iyo weliba websiteka Halgan News .

 

Waxii maclluumad ah ee idaacadda ku saabsan waxaad kala soo xidhiidhi kartaa afhayeenka idaacadda, Mudane Ahmed H Nur emailka: ahnur@horyaal.net

 

Source: WWW.horyaal.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this