Sign in to follow this  
Kowneyn

Boqor Buur Madow is Free

Recommended Posts

Kowneyn   

Somali politics is emotionally draining, I think Buur Madow would agree!...its like baby sitting bunch of rowdy children

 

This man of peace and integrity has won the confidence of somalis accross the clan spectrum and his voice of conscience should not, will not and can not be silenced. In desperate and futile attempt to defame him personally and discredit his miraculous work the despotic characters of the current administration in hargeysa resorted to disgraceful methods.

 

I hope he will continue his good work and help resolve the conflict in the east, and when Somaliland is united he will lead an effort to bring peace to Somalia. He has the confidence of the people, the traditional leaders and any and all self-respecting politicians.

 

Its such men or Morgan and Rayaale take your pick!

 

Kowneyn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Koweyn

 

i find your current crusade against the current somaliland president and his administration intriguing, and i like how you always manage to separate people into black and white, good and evil, i would like tell you little story about Buur madow, you might not know this but Buur madow and presidenr riyaale were best buddies up to few months before they felt out with each other, Buur madow and the party UDUB were almost inseparable, Buur madow did almost everything on behalf of UDUB including the two election, he was basically a minister but a name, he did all sort of campaining for UDUB such as donation collection.

 

and just before his arrest they had a big fall out which escalated into his arrest, so my friend things are not as black and white as you always paint it, Buur Madow is not some dove sent from heavens he had his hands in the world of rotten politics for long time, and if riyaale is such despot leader then why on earth was Buurmadow doing all his dirty work for him just few months ago, why was he "riyaale especial envoy" whereever he went, why did he do all the donation collection for riyaales election campains.

 

dont it sound bit hypicritical to now paint riyaale as satan himself and Buur madow as walking angel. I think you are bit naive, in your analysis of the world of african politics and their characters things are not as clear cut as we always like to think.

 

 

P.s... am not justifying the merits of buur madows arrest in anyway.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kowneyn   

Qudhac:

 

I am not naive, I think I am more informed in the intricate details and the **true nature** of that relationship you are describing. The narrative you just provided is exactly the kind of despicable defaming of traditional leaders and Mujahidiin that an increasingly desperate constituency is engaging in, its a shame and it illegitimizes our society along with its disgraceful administration. What happened to the decency of our culture or the benefit of the doubt of the law. It seems you forget that he represents a constituency that does not play these games of multiple loyalties and treacherous politics.

 

The man's loyalty is to his people and country and he is serving them both well. More importantly, he excels in what he does and that is sure way to gain enemies EVEN FROM UNLIKELY SOURCES.

 

Kowneyn

Share this post


Link to post
Share on other sites

The political developments are sometimes very strange in Hargeysa. Do you all remember when the former Mayor Awil Elmi Abdille was arrested on corruption charges for about two months, released with a fine and resumed his position as mayor for another year. This is the same thing that happened with the King. Charged with a fradulent crime and then released as if everything is back to normal. Buurmadow even went back to gov't payroll and resides in the gov't hotel Hargeysa Club as we speak!

 

Lets just all be happy justice prevailed and he is free. Congrats to Hargeysa Regional Court for a job well done.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Qudhac whether Buurmadow is angel or not is not the issue, the question is why was he arrested? where is the evidence the government kept saying they had? From outside its looks like the government used the police and courts for political purposes esp when you consider Cismaan Kaluun came and went while Buurmadow was in prison. When you add the Jamac Yare incident, looks like some senior members of this administrations don't know when they are sailing too close to the wind.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kowneyn   

Hassan Jama:

 

So Boqor Buur Madow is back on the government pay roll??? What a ridiculous assertion.

 

Let me remind you that he is not a government official that can be deposed at will, he is a traditional leader and with certain immunity and deserving respect wherever our noble culture still exist.

 

Kowneyn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kowneyn   

nunuxda iyo naxliga beenta nabiibiyuhu warkuu keenaya ayaa nacass run moodaaye aniguna waxaan soo arkaan nacam idhaahdaaye.

 

Boqor Buur Madow, always insisted he has prove for his allegations and will prove it in a court of law. Prove he did in a court of law, under oath and with witnesses and documents.

 

Kowneyn

 

 

DABAGAL FALALKII UU BOQORKU KU CADEEYEY XUKUMADA

Faarax Cali Jaamac, — Ottawa, ON Canada. — 14 April, 2004

--------------------------------------------------------------------------------

 

DABAGAL FALALKII UU BOQORKU KU CADEEYEY XUKUMADA

 

 

Waxa hada loo baahan yahay in Golaha Wakiiladu, Golaha Guurtidu, Xisbiyada Mucaaridku, Saxaafada Xorta ahi, iyo Shacbiga Somaliland ay wadaninimo muujiyaan oo ay ka shiidaal qaataan waxyaabihii mugdiga ahaa ee uu dhowaan Boqor Buur Madow ugu soo bandhigay shacbiga iyo dalka Somaliland dabadeedna ka wada cadeeyey Maxkamada Gobolka ee Hargeysa kuwaasoo ku liid ah qadyada iyo jiritaanka Somaliland lana xidhiidha Khiyaamo Qaran (Treason) si talaabo adag oo arrintooda la xidhiidha looga qaado shaqsiyaadkii ka dambeeyey falalkaas.

 

 

Waxa hubaal ah inaaney kala cadeyn mooqifka uu Riyaale iyo Xukumadiisu ay ka leeyihiin qadyada iyo jiritaanka Somaliland mararka qaarkoodna la iskuba qabsado inay ummada iyo dalka u daacad yihiin iyo in kale fikirkaasoo ay sii xoojin doonto dembiyadan culus ee hada maxkamada laga cadeeyey ee ay ka galeen ummada iyo Qaranka Somaliland.

 

 

Haddii aan arrintan foosha xun ee marag ma doontada ahi ee uu Boqorku iyo Qareenka Difaacu uga hor cadeeyeen maxkamada gobolka dhexdheeda aan dabogal lagu sameyn intu raadku weli qoyan yahay si deg deg ahna wax looga qaban, waxa hubaal ah dimoqraadiyada aanu sheeganeynaa dhaawac weyni soo gaadhi doono, Dastuurka iyo Sharciga dalka u yaalaana wiiqmi doono, berina la xakameyn Kari waayo Riyaale iyo Xukumadiisa kuwaasoo markaas u madax banaanaan doona inay sameeyaan waxa ay doonaan sidaasna ummada iyo dalkaba ku majara habaabiyaan taasoo dhiiri gelin doonta cadowga Maandeeq ee gudaha iyo debeda kuwaasoo haddii aan arrintan aan hada wax laga qaban ka hortagoodu adkaan doono ama ay inagu sii xoogeysan doonaan kana waantoobi waayaan falalka mugdiga ahi ee ay had iyo jeeraale inoo soo maleegaan taasoo ay ku doonayaan inay inoo horseedaan burbur iyo aayo xumo ku yimaada shacbigan geesiga ahi ee samirka badan iyo iyagoo ismoodsiiyey inay sidaas ku burburin karaan qadyada iyo jiritaanka Somaliland.

 

 

Hadaba, si looga hortago lagana gun gaadho arrimahaas mugdiga ahi ee maxkamada laga cadeeyey, waxaan soo jeedinayaa in Guddi Madax Banaan loo xilsaaro labadii boqoshoo ee Madaxweyne, Daahir Riyaale Kaahin iyo weftigii uu hogaaminay ee ay ku kaala bixiyeen dalka Djibouti iyo waxyaabihii u qarsoona ee ay ku heshiiyeen ama kala saxeexdeen Geelaha Djibouti iyo Xukumadiisa kuwaasoo horey laynoogu sheegeey in dhamaan arrimihii dalkaas loo aadey guul laga gaadhay ummada iyo dalkana guul wax ku ool ah loo soo hoyshay taasoo horey iyo hadaba inoo wada cad inaan runta laga sheegin shacbiga iyo dalkana si badheedh ah loo majaro habaabiyey.

 

 

Dhinaca kale, waxa loo baahan yahay in Guddigaasi baadho kana soo gun gaadho waxa uu Madaxweynuhu, Wasiiradiisa qaar, iyo Madaxda Sare ee Xisbiga UDUB qaarkood ay ku qabaan xidhiidhka hoose Geelaha Djibouti iyo Xukumadiisa kaaso la wada ogyahay inu si cad uga soo horjeedo qadyada iyo jiritaanka Somaliland cadowna inagu ah, sababta ay shaqsiyaadkaasi ugu daacada yihiin cadowgaas cadeystay, sababta ay sida hagar la’aanta ahi ugu adeegaan cadowgaas, iyo sababta ay magaciisa ay had iyo jeeraale sanka inooga marmarshaan oo ay xidhiidhkiisa inoogu buun buuniyaan kaasoo horey cadowtimadiisa uu inoo qabo ku cadeeyey wareysigii saxaafada IRIN kuna dan seegay u olooleeynta dib u nooleyntii riyadii haligantay ee Somaliweyn.

 

 

Guul iyo Gobanimo,

 

 

Faarax Cali Jaamac,

Ottawa, ON Canada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Originally posted by AYOUB_SHEIKH:

Qudhac whether Buurmadow is angel or not is not the issue, the question is why was he arrested? where is the evidence the government kept saying they had? From outside its looks like the government used the police and courts for political purposes esp when you consider Cismaan Kaluun came and went while Buurmadow was in prison. When you add the Jamac Yare incident, looks like some senior members of this administrations don't know when they are sailing too close to the wind.

I think you missed my point at the bottom of what i wrote, in no way was i defending the legitimacy of Boqor Buur madows arrest all i was saying is there is no bad and good here because if buur madow is this innocent traditional elder that was arrested by this "despot" leader of riyale then why was he campaining for the same guy few months ago, why was he on UDUB payroll, lets not blind ourselfes we all know Boqor Buur madow had his hands deep in politics and he was bussom buddies with riyale for long time, despite this i agree the regional and supreme court should be much stronger than that and clearly this area needs work.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kowneyn   

Qudhac:

 

Generally speaking I trust our culture and value its product. In the case of Buur Madow, the man has proven he is a genuine product. May be what has transpired has not sunk in yet. Considering the integrity he has shown and the manner which he has conducted himself; furthermore when you take into account what he single handedly exposed and warded off, I would think he left no room for cynics and skeptics.

 

Its true he was among the founders of UDUB but during the election he was KULMIYE, I know this as a matter of fact. And yes the administration asked for his counsel and he did advice them in the interest of his people and his country and when he realized they were not sincere he single handedly took them on.

 

Anyways, we will get to know more of him as time passes.

 

 

Kowneyn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kowneyn   

Mamulka Riyaale Wuxuu Dalka Sl. Gadaanka U Saaray Burbur

Cumar A. Warsame — Ottawa , Canada — 19 April, 2004

--------------------------------------------------------------------------------

 

Ummad walba oo adduunka ku nool, jiritaanka qaran-nimadoodu waxay ku xidhantay kana muuqataa sida ay marba uga faa'idastaan waxyaalihii hore u soo maray, haddii aany ka faa'iidaysana waxaa hadiyo goor dhacda in maamulka taliska u hayaa dalka uu ka faa'iidaysto demenaanta ummada sida uu doonana xilka uu maroosaday ama loo igmadayba ugu takar fasho. Hadaba akhriste dulucda hordhaca qoraalkani waxay ujeedadeedu tahay, Somaliland kaalinta nabadgelyo ee ay hormuudka ugu tahay dalal farabadan oo qaarada Afrika aynu la wadaagno kumay helin kumana hantiyin si fudud ee sida la wada ogsoonyahay waxay ku timid kadib markii ay u hureen naftoodii iyo maalkoodiiba. Waxaan kale oo isweydiinlahayn in nabadgeyada iyo xasiloonida maanta uu ugu faano dalkeenu adduunka oo dhan inay dhidibada u taageen dadka shacbiga ah ee dadka iyo dantaba wadaaga ee reer Somaliland. Waxaa kale oo aan isweydiin lahayn maalin walbana maalinta ka danbaysa soo shaac baxaysa in si badheedh iyo ulakac ah nabadgelyadii dalka uu maamulka Somaliland khalkhal gelinayaan marwalba. akhriste, hadii aad ilaa iyo sannadkii ina dhaafay badhtamihiisii dib u raacdid, waxaa dalka laga fuluyay lix (6 ) dil oo labana dad reer somalilnad ah yihiin, afarna yihiin dad ajnabi ah oo dalka samofal ka waday oo ay ugu denbeeyeen gabdhii Kenya u dhalatay ee lagu dilay jidgoyadii loo galay, iyo ninkii Germany u dhashay ee isla jidgooyadaa lau dhaawacay. Hadaba dadka reer Somaliland iyo Axsaabta mucaaredka ah ee dadka shacbiga ah wakiilka ka ahiba weli ma isweydiiyeen: 1 ) Yaa ka danbeeyay dilakii foosha xumaa ee isdabajooga ahaa lagana fuliyay dalka gudahiisa, gaar ahaan dadkii ajnabiga ahaa ee samofalka ka waday dalka ? 2 )Waa maxay ujeedoyinka ay ka leeyihiin dilalkaa argagixisada ah (sida ay Riyaale iyo maamulkiisu ku tilmaameen ) ka leeyihiin? 3 )Ma waxaa la sugayaa inta la fulinayo dil kale oo argagixiso oo lagu ilaabo kuwii hore sidii horeba u dhici jirtay? Waxaa ilo xog-ogaala iyo cadaymo qoraal ah loo laga helay gaadhgii lagu qabtay Dhoqoshay ee ay wateen gacan-ku-dhiiglayaashii gaystay shilkii u danbeeyay ee ka dhacay Berbera iyo Hargeysa dhexdooda ay dhamaantood farta ku fiiqayaan inuu falalkaa argagixisada ah (sida ay ku tilmaameen Riyaale iyo Maamulkiisu ) inuu ka danbeeyay Maamulka Jabuuti ee uu madaxda u yahay Ina Cuma Geele, isagoo u adeegsanaya dhowr nin oo maamulka Somaliland ee Riyaale madaxda ka yahay ka mida, iyada oo ula jeedadadu tahay sidii uu awelba uu Ismaaciil C. Geele wargayska IRIN ugu waramay in aanay Somaliland marnaba u muuqan inay tahay dal xasiloon ee dunida ugu muuqato in Argagixiso ka jirto dalka gudahiisa. Akhriste waxaa laga yaabaa inaad la yaabtid oo aad tidhaaho bal laba garay Ina Cumar Geele e Maxay Riyaale iyo Maamulkiisu ka dheefayaan falalkaa Argagisada ah? Hadaba sida qof kasta oo indha indheeya siyaasada Geeska Afrika uu ogsoonyahay, in aanay Jabuuti lahayn ilo dhaqaale (Natural Resources ) oo dalka gudahiisa ka soo baxa oo aan ahayn DEKEDA IYO AIRPORT. KA oo ah ilaha dhaqaalaha ay kaga helaan adeegyada (Services ) ay u qabtaan ama doonayaan inay u qabtaan dalalka Geeska Afrika. Isla markaa waxaa qoraal cad lagu hayaa inay Dawlada Jabuuti si rasmi ah ay uga dalbatay Dawladaha Geeska Afrika gaar ahaan Somaliland, Kenya, iyo Ethiopia, in wixii usoo degeyaa ay kasoo degaan Dekeda Jabuuti taasoo ay ku gacan saydheen Ethiopia, iyo Kenya, Somaliland se si shuruud la'aan ah ay ugu saxeexday. Waxaa kale oo aan isweydiin lahayn in Dekeda Berbera ay tahay mida qudha ee la tartami karta ama ka faana horreynkartaba Dekeda Jabuuti hadii dalka Somalinad ku astaanoobo degenaan iyo xasilooni taasoo curyaamin ku keenaysa isha keliya ee hormuudka u ah dhaqaalaha Jabuuti. Dhinaca kale hadaynu ka eegno, Maamulka Somaliland oo ku caanbaxay tamar iyo tayo-daro, waxaa Maamulka Riyaale wax badan war-baahinta dalka iyo debediisaba u sheegay in dalka (SL ) ay argagaxiso ka jirto. Waxaa kale oo jiray dhawaaq uu ka sii daayay Radio Hargeysa Maalin kahor sadcaalkiisii ugu danbeeyay ee uu ku qabtay Jabuuti, dhawaaqaasoo nuxurkiisu ahaa "DALKEENA ARGAGISXISU AYAA KA JIRTA SIDAA DARTEEDNA LABADA GASIIRADOOD EE SACDADIIN IYO CEEGAAG OO AAN CIDI KU NOOLAYN AYAA HABOON INAYNU DAJINO DAWLADAHA WAAWAYN EE LA DAGAALAMA ARGAGISODA" Taasi waxay ku tusaysaa in Riyaale iyo dhowrka nin ee falaka argagixiso uu u adeegsanayoba Maamulka Jabuuti ka dhaadhicyay in sida keliya ee ay dalka ku haysan karaan ay tahay : (a ) Awood Dhaqaale oo laxaad leh oo kasoo gala kirada ay ka qaadanayaan labadaa gasiiradood (Sacdadiin & Ceegaag ) (b ) Awood dawlad xoogan oo ku elaalisa Maamulka maadaama ay guri kiro ah kaga jiraan labadabana ay dantooda sidaas ku wada ilaashadaan (Mutual Interest ). Hadaba, iyadoo aanan halka kusoo koobi Karin astaamaha badan ee muujinaya in dalkii SL marwalba gadaanka u saaranyahay fadqalalo burbur keenta oo uu ka danbeeyo maamulku, isla markaana hadii aany dadka shacbiga ah ee sharafta leh ee reer Somali nabadgelyada ay dhexdooda dhidibada u aasteen aanay jirin, aynu ogsoonay in jiritaanka SL maanta halis ku jirilahaa, ma waxaynu sugnaa ilaa iyo inta dhacdo kale oo foolxuni (Ilaahay ha inaga hayee ) ay imanayso, taasoo hadii aan laga hortegin hubaal ah inay imanayso si loo ilaawo dhacdadii u danbaysay oo cadaymo badan loohayo, bal waxaad keliya oo malaysaan hadii Gacan-ku-dhiigleyaashii ku kacay falkii ugu danbeeyay aan GEESIYAASHII REER DHOQSHAY Ilaahay si lama filaan ah gacanta ugu gelin warkii W. A. Gudaha ee uu yidhi "WAXAA FALKAN ARGAGIXISADA AH KA DANBEEYAY DADKI DOORASHADA LAGA HELAY OO KA XUN GUULAHA AY GAADHAY UDUB IYO AQOONSIGA SOO DHOW EE SOMALILAND" wax kale oo buriyaa aany jirin. Hadaba waxaa iswaydiin leh, meeye xildhibaanadii ummada shacbiga ah ka wakiilka ahaa ee kitaabka quraanka ah ugu dhaartay inay dadka iyo dalkaba daacad u yihiin ee la xisaabtami laha maamulka burburka u hrseedaya dalka?. Waxaan idin leeyahay horta waa mahadsanyihiin xeynta yar ee faro ku tiriska ah ee awoodoodii labadiblaysantay, hase yeeshee waxaan leeyahay inta kale ee Riyaale iyo Maamulkiisa kula bahowday burburka dalkow, Kitaabkii quraanka ahaa ee aad dadka iyo dalkaba u marteen inaad daacad u tihiin waad ku tumateen, dhaameelka yar ee aad kaga ganacsateen ummadii xilka idiin igmatayna, Ifkana wax idinma tarayo Aakhirona dhuxulo naar ah ayoo idinku noqonayaa, taariikhda Somalilandna ma ilaawayso gefka aad ka gasheen shacbiga. Dadka reer Somaliland ee qurbe-jooga ahna, waxaan talo ugu soo jeedin lahaa waynu aragnaa oo jirtankii dalku wuxuu gadaanka u saaranyahay burbur, ee in aynaan markhaati ka noqon dumista qaranimada Somaliland ee sidii maskax wax loogaga qaban lahaa la'isaga yimaado lagana wada tashado si degdeg ah. Alla Mahad leh Guul iyo gobanimona Somaliland baa leh

 

Cumar A. Warsame Ottawa, Canada

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Salaam,

 

Alhamdulillah this is good news.

 

This man of peace and integrity has won the confidence of somalis accross the clan spectrum and his voice of conscience should not, will not and can not be silenced.

 

I very much agree. Let's hope tradition leaders are given more respect by Somali politicians/warlords.

 

Also, is there any court action that Buurmadow can take? Such charging the government with false imprisonment?

 

Wasalaamu Calaikum

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kowneyn   

Sheikh Yassin:

 

There is more at stake then false improsenment, the boqor did his job and the ball is in the people of Somaliland's court and their institutions.

 

Kowneyn

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this