Sign in to follow this  
Deeq A.

Caqligii Xasan Sheekh iyo kii Soomaalidu waa kaas ku dul ciyaaraaya Laascanood

Recommended Posts

Deeq A.   

CAQLIGII XASAN SHIIKH IYO KII SOMALIDU WAAKAAS KU DUL CIYAARAYA LAASCAANOOD.

Laascaanood waa degmo isu muuqata waxa dega jifooyin Sool clan ah magaaladu iyadoo dhisantay oo koraysa ayuu Farmaajo dab lgeliyay isagoo adeegsanaya garaaddadii iyo aqoontii reerka taasoo dhaxalkeedii uu noqday dhimasho, dhaawac iyo burbur baaxadweyn.

Waxa yimid Xasan shiikh oo ah madaxweyne soomali soo mara kii ugu aqoonta xumaa ayaa intii hadhay dab ku sii qabtay.
Waxa dhinac socda.. Soomaalida kale oo qayb ka ah xasilooni la’aanta haysata dadkaas yar ee ay balaayadu ku habsatay.

MULAC CARRUURI QABATAY IYANA WAA KU DHEEL DHEEL ISNA WAA KU QOOR GOOYO, NIMANKAN SUUDHADHKA XAMAR KALA SOO DEGAY WAY ARKAAN DAYACA YAALLA EE CIYAARTOODA OO AY BADIYAAN AYAA KALA WEYN.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this