Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland waa Maandeeq ee yaan loo kala abtirin

Recommended Posts

Deeq A.   

S/LAND WAA MAANDEEQ UBADKA WAY DEEQAYSAA EE YAAN LOO KALA ABTIRIN.

IMG-20250225-WA0015.jpg

Dawladihii kala danbeeyay ee s/land waxa ragaadiyay oo dhibaato badan ka geystay maskab anfaciisu yahay qofka haysta iyo inata ag joogta, waxa habboon in laga ilbaxo boos nin doonayo oo loo dhaqaaqo khayraadka dhulka ku jira in lala soo baxo, Waddanku waa hodan, nimcadu sida roobka innoogu soo di’mayso Mar qudha waxay innoogu imanaysaa geeddi socod in yar inyar ee halloo hawl galo.

Maandeeq way deeqaysaa ubadkee yaan loo kala abtirin dariiqii nebiga SCWS halla raaco samirka iyo salaadda.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this