Deeq A. Posted yesterday at 02:03 PM MA NAXE IYO XAASID LAGA XAWAAREE OO XIDDIGII S/LAND XOGDDO CUSKAY FOGAA!!!. Dhammaan dadka reer s/Land maanta waa inay gamcaha is qabsadaan oo ay caadadoodii midnimada aqoonsiga caalamka tusaan isku duubnni. Xiddiggii s/Land xogddo ciskay wuu ifayaa ee halloo sare kaco ray rayn iyo shucuub waddaniyadeed halla muujiyo taasaynu cadowga ma xishoodaha ah ee xasan shiikh kaga adagnay, difaaca dalku waa halkii QODAXI waa halkeedii ee haku joogsanina. Nebi MOHAMAD scws oo uu ilaahay faddilay qaarbbaa dabada hayay ee taas halla xusuusnaado. . MAHADSANID. CABDI BACAW. GUUL ALLE. LONDON. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites