Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Somaliland waxa ay ku timid rabitaanka shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250225-WA0015.jpg

DAWLADDA S/LAND WAXAY KU TIMID RABITAAKA SHACABKA.

Halgan dheer oo lagu hoobtay dabadeed Shacabka reer s/Land waxay samaysteen dawlad ku timid rabitaanka Shacabka 1991 kii 18.may.

Dawladihii isaga danbeeyay oo ay marayso madaxweynihii lixaad waxay ku socotaa rabitaanka Shacabka waa dal xorriyatal qawlka kaga horreeya adduunka intiisa badan, khaladaad wuu dhacayay laakiin waa laga heshiinayay.

Kawnkan aynu ku noolnay guudkiisa Ilaahay ayaa quudiya oo maamula, waxa socda isbeddel rabbaaniya oo adduunyada guudkeeda ah, waqtigii ay s/land qarsoonaanaysay waa gabaabsi xaqiiqadii oo rabbaaniya ayaa caalamka hor taal ee hallaga faa’iideysto isbeddelkan dhaqsaha ah ee adduunka ka bilaabmay.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this