Sign in to follow this  
nuune

Maxamed Dheere in hospital in Godey

Recommended Posts

nuune   

Godey: Maxamed Dheere oo ciidamada Milatarigu ku ilaalinayaan isbitaalka Magaalada Godey

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa waxay Godeynews soo gaarsiiyeen in ciidamada milatarigu ay isbitaalka Godey keeneen dagaal Ooge Maxamed Dheere oo sida la sheegayo xanuunsan.

 

Dagaal oogahan ayaa muddo dheer dhibaatooyin soo gaarsiiyay Umadda soomaaliyeed ee kudhaqnaa Gobalka Shabeelada Dhexe oo uu in mudaba ah xoog ku haystay.

 

Hase yeeshee waxuu hadda marti u yahay ciidamada dawlada Ethiopia oo gacanta ku hayay illaa iyo intii magaaladii uu ka talin jiray Ururada Midawga Maxaakiimta Islaamku ay ka qabsadeen. Dhinmaca kale waxa la sheegayaa in ciidamada milatarigu ay ku hawlan yihiin sidii M/weynaha DFS Mudane Cabdullaahi Yuusuf looga dhaadhicin lahaa in Maxamed Dheere loo ogolaado inuu yimaado Magaalada Baydhabo.

 

Hase yeeshee wax jawaab ah lagama hayo fariintii ay ciidamadu u direen dawladda ku meel gaarka ah Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Magalada Baydhabo.

 

Aden Haar-Qaylo

Godeynews Staff

Godey

 

 

 

©Godeynews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this