Sign in to follow this  
QabiilDiid

Riyaale has rescinded the policy of breaking up the country...

Recommended Posts

Several Somali webcites are reportitng this morning that Dafle, Siilaanyo and riyaale have reached an understanding that the failed policies of breaking up the Somali Republic have to scraped and riyaale in his capacity as the leader of northwest regions of Somalia has to open talks with the feds and with Abdulahi Yusuf to preserve the unity of the Republic of Somalia…

------------------

Gen.Dafle Iyo Riyaale Kaahin Oo Kawada Hadlay xaaladaha Sool Sanaag Iyo cayn

 

(Brussels }25.1-8

"Axmed Saleebaan Cabdalla "Dafle" oo hore u ahaa Wasiirkii Arimaha Gudaha ee dawladii hore ee Soomaaliya iyo Daahir Riyaale oo ahaa saraakiishii Ciidankii Nabad sugidii dalka Soomaaliya kuna sugnaan jiray Gobol kan sool ee Soomaaliya ayaa la sheegayaa in kulan dhinaca khadka Telka ah dhex Maray. .............................

 

warar aanu ka helay ilo xog-ogaal ah oo aad ugu dhow dhow Mr.daahir Riyaale iyo Gen.Dafle ayaa Sheegaya in kulankoodu qaatay mudo afar saacadood gaadhaysa waxa ay ka wada hadleena waxaa ugu weynaa sida ay noo xaqiijiyeen ilahaasi Midnimada Soomaaliya iyo in daahir Riyaale ka qayb noqdo wada hadalo dhowaan loo furayo Siyaasiinta kala duwan ee Soomaalida iyo Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

 

Daahir Riyaale ayaa la sheegayaa in lagu qanciyey in uu metelo isagu Gobolada uu maamulo haatan marka laga reebo Gobolada Sool sanaag iyo cayn oo weli muran baaxad leh ka taagan tahay.

 

Dhinaca kale ilahan ayaa sheegay in Daahir Riyaale sidoo kale Lagu qanciyey in uu Maleeshiyaadkiisa dib uga saaro Dhulka SSCayn oo ay Goobo ka mid ah ku sugan yihiin si aan dagaal dhiig badani ku daato u dhicin dagaalo sokeeyena looga badbaadiyo dadka dhulka Waqooyiga Soomaaliya dega.

 

Mr.Daahir Rilaaye ayaa dhinaca kale aqbalay in ay is arkaan oo wada fdhiistaan Madaxweynaha dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed si ay u qaataan wada hadal hor dhac ah oo ku saabsan xaalka dhulka soomaaliya

 

Gen.Axmed Saleebaan cabdalla "Dafle" ayaa la sheegayaa in uu u guntadey sidii Hogaamiyayaasha soomaalida meel la isugu keeni lahaa arintan ayaa la leeyahay waxaa u Xilsaaray Gen.Dafle Ururka Midowga Yurub iyo wadanka Saudi arabia maadaama uu degan yahay haatan Magaalada Brussels oo ah xarunta Midowga Yurub.

 

Widhwidh Online News Desk.. Media center

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda Washington oo ka hadashay aqoonsi la siiyo Maamulka isku magacaabay Somaliland.

 

Xukuumadda Maraykanka ayaa markii ugu horaysay ka hadashay aqoonsi maalmahan saxaafadda Somalidu hadal haysay in laga yaabo in Xukuumadaasi siiso Maamulka Somaliland kadib markii uu booqasho ku tagay Magaalada Washington Madaxwaynaha Maamulkaasi Daahir Riyaale Kaahin.

 

 

Daahir Riyaale oo intuu joogay Maraykanka kulan la qaatay xubno ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee wadanka Maraykanka ayna ka mid tahay haweenayda u qaabilsan Maraykanka arimaha Africa ee lagu magacaabo Jendayi Frazer ayay siwayn uga wada hadleen aqoonsi uu daahir riyaale ka dalbaday inay xukuumadda maraykanku siiso maamulkiisa iyadoo wada hadalo muddo qaatay kadib gaashaanka ay ku dhufatay Xukuumadda Maraykanku inay aqbalaan codsigaasi iyagoo ku tilmaamay mid aan la aqbali Karin.

 

Kulankaasi markuu soo gabo gaboobay waxaa saxaafadda warbixin siiyay Sarkaal sare oo ka tirsan Xukuumadda Washington laguna magacaabo Sean McCormack isagoo sheegay in dawaladiisu aysan marnaba aqoonsan doonin Somaliland iyadoo aysan somalidu isku raacin arintaasi dawlada maraykankuna ay aqoonsan tahay somaliweyn.

 

Mr. Sean McCormack wuxuu sheegay in Xukuumadda kaliya ee wadanka somaliya hadda loo aqoonsan yahay ay tahay Dawlada Federaalka ah ee Somaliya arinta Somaliland ayuu ku tilmaamay mid ku dayasho mudan dhinaca amaanka iyo maamulka ay dhisteen balse aysan waxba ka duwanayn maamulada kale ee Somaliya ka jira sida Puntland.

 

Wuxuu intaasi ku daray Sarkaal kaasi in aqoonsiga Somaliland iyo kala goynta somaliya ay u taal Midowga Africa xukuumadda maraykankuna aysan qaadi Karin talaabo cadawnimo ah oo lagu kala goynayo Somaliya iyadoon somalidu aysan isku afgaran inay kala go'aan siday horayba isu afgarteen inay israacaan.

 

AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Chill cheerleaders TFG so far is 0 for 1 in doing any meaningful work in Somalia and secondly somaliland in its current rate with world community looking at it is getting the attention it needs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Thats not what you was saying before adeer. As for the world recogition we have the support of the world and no one knows who or what you are. Somaliland, is that not Somali Land i.e Somalia?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Childish talk as ever the world does not know somaliland is that what you are saying from your lips old boy lool, strange the U.S.A, EU and AU all have talked about somaliland and meet somaliland officals woow must be ghosts they are talking to then.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Duke, Somalilanders will join when you choose country over your clan and a decent man over your warlord. Work towards change and start with yourself, others will follow suit saxib :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this