Sign in to follow this  
Member-sol-

Ahlu sunnah wal jameeca ayaan ku qabsaneyna Jubooyinka- Warfa sheekh

Recommended Posts

Hogaamiyaha Maleeshiyada Barre Hiiraale oo ku goodiyey in laba isbuuc gudahood uu ku qabsan doono Jubooyinka

Hogaamiyaha Maleeshiyada hogaamiy kooxeedka Barre Hiiraale Col.Warfaa Sheekh ayaa ku goodiyey in muddo laba isbuuc gudahood ah ay ku qabsan doonaan deegaano ay kamid yihiin gobolada Jubooyinka.

 

Col.Warfaa Sheekh Aadan ayaa arintan ka dhawaajiyey mar uu xalay u waramayey Barnaamijka dhacdooyinka ee kabaxa Idaacada HornAfrik.Wuxuuna sheegay in iyagoo ku dagaal galaya magaca Ahlu Sunnah ay laba isbuuc gudahood qabsan doonaan Jubada Hoose,Jubada dhexe,Gedo,Baay iyo Bakool ,Hiiraan ilaa iyo Galgaduud.

 

Korneelka daalan ayaa hadalkiiu u muuqday mid ka duwan kuwii hore ee uu idaacadaha kasii dayn jiray isagoo aad moodo inuu ku xisaabtamayo awood kale oo uu isleeyahay waxay ku caawin doontaa qabsadhada goboladaas uu afka mariyey.

 

Waxaa xusid mudan in hadalka kasoo yeedhay hogaamiyaha maleeshiyo beeleedka Barre Hiiraale uu kusoo beegmay xili dhaq dhaqaaq ciidan oo dabada ay ka riixayso Ethiopia uu ka socda Gobolka Hiiraan iyo Galgaduud.

 

Dhanaan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

If xassan Turki can become a wadaad, why not barre hiiraale? It's not written anywhere in the Quran that one can assume the wadaad title and the other can't.

 

The plot thickens.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this