Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Peace negotiations led by the Somaliland elders continue in the buhoodle district

Recommended Posts

Buhoodle,(Lasanod Online)- Waxaa shalay ka furmay degaanka Maygaagle oo ay ka socdeen wada hadaladii nabadaynta ee beelaha dagaalku ku dhexmaray gobolka Cayn.

 

 

wadahadalkii 1aad ayaa bilaabmay oo ay isugu yimaadeen waxgaradka labada beelood ee ku dagaalamay deegaanka Kalshaale.

 

Kulankan oo ahaa mid balaadhan ayaa waxaa kasoo wada qaybgalay ergooyinka dhexdhexaadinta iyo Waxgaradka labadii beelood ee ku dagaalamay deegaanka Kalshaale.

 

Waxaana ugu horayn hadalka furay Gudoomiyaha ergooyinka dhexdhexaadinta ah Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar isagoo ugu baaqay inay labada beelood uhogaansamaan go’aamada ay ergaga dhexdhexaadka ah kasoo saarto wadahadalada labadan beelood.

 

Kulankaan oo ah mid hordhac ah ayaa waxaa ergooyinka dhexdhexaadinta ah ay ku dhaariyeen 50 xubnood oo kasoo kala jeeda labada beelood ee dagaalku dhexmaray ,arintaas oo ay ku sifeeyeen in lagu xoojinaayo heshiiskii xabadjoojinta ahaa ee ay galeen labadan beelood maalmo ka hor.

 

Dhanka kale waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ay si rasmi ah u furmaan wadahadalada labada beelood ee ku saabsan dagaalkii kalshaale taas oo la doonaayo in xal kama dambeys ah laga gaadho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Qodax_iyo_Qarax:

Xaaji, when do you think the Somaliland flag will fly high over Buuhoodle?

 

I cant wait for that day. I hope its during Christmass.

:D:D I cant wait for that day. I hope its during Christmass.

 

Ar kuwaanaa caadi maahaba..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Qodax_iyo_Qarax:

Xaaji, when do you think the Somaliland flag will fly high over Buuhoodle?

 

I cant wait for that day. I hope its during Christmass.

it's very soon ha sugi wayin , the people of buhoodle are our people they are just being held hostage by some clan warlods from abroad but they shall be free at last. haday ugu dhowato it's christmass haday ugu fogaato na it will be on valentines day

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

quote:Originally posted by Qodax_iyo_Qarax:

Xaaji, when do you think the Somaliland flag will fly high over Buuhoodle?

 

I cant wait for that day. I hope its during Christmass.

it's very soon ha sugi wayin , the people of buhoodle are our people they are just being held hostage by some clan warlods from abroad but they shall be free at last. haday ugu dhowato it's christmass haday ugu fogaato na it will be on valentines day
Having Chrismass celebaration in Hargaysa???

Keep dreaming about Buhodle people are your people.. They are somalis and will never second to give up the hope of Somali Unity abti marka iskaga jir luuqaaqa, they chose to remain the larger Somalia than triangle qabiil dilooday gooni goosads..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ adiga xaglajiifiye ba maskaxda ka xaday kula yaabi mayo. Somaliland is your country and it's just a matter of time till you realize that. Anigu garan wayey ma buhoodlad rabta inad rartiid oo aad amisom hoosgeysid.Don't worry abti freedom is comming. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

the traditional way of finding peace between the somaliland clans in the buhoodle district Continues.

 

 

Wadahadalada nabadaynta ee beelaha dagaalku ku dhexmaray deegaanka kalshaale oo furmay wadahadalkii 1aad ee ay isuugu yimaadaan waxgaradka labada beelood..

 

 

Kulankan maanta oo ahaa mid balaadhan ayaa waxaa ka soo wada qaybgalay ergooyinka dhexdhexaadinta iyo waxgaradka labadii beelood eeku dagaalamay deegaanka kalshaale.

 

 

may2.JPG

 

may3.JPG

 

 

may4.JPG

 

 

Arintaasi oo ay ku sifeeyeen in lagu xoojinayo hishiiskii xabadjoojinta ahaa ee ay galeen labadanbeelood

 

may5.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudigii Dhex Dhexaadinta oo Maanta Booqday Baliga Kalshaale iyo Wararkii ugu danbeeyey

 

(Klashaale, December 01, 2010 Ceegaag Online)

Iyadoo Maalintii shalayto Deegaanka Maygaagle laga Dhawaaqay Gudiga ka kooban Saddex Qaybood oo isugu jira Beelaha ka soo kala Jeeda Buuhoodle Bariga Burci iyo Gudiga Dhex Dhexaadinta oo tiradoodu gaadhayso 65 Xuboo oo ka 40 kamid ahi labada Beelood ka soo kala Jeedaa kana Doodi Doonaan lahaanshiiyada Baliga Kalshaale iyo Deegaano badana oo Labadani Beelood ku muran san yihiin, ayaa Dhinaca Kale si Howshaasi haatan loo Bilaamo Gudiga dhex dhexaadintu Maanta gaadhay Baliga Kalshaale oo ah Goobta uu dhawaan Dagaalku ka dhacay.

 

 

Gudigaasi oo Hogaaminayey Gudoomiyaha Gudiga Dhex Dhexaadinta Suldaan Cismaan Suldaan Cali ayaa kormeer ku tagay Baliga Kalshaale oo labada Beelood ku muran san yihiin iyo Deegaano Badan oo Maleeshiyaadka Bariga Burco lagu sheegay inay Ciidamo farabadani soo Dhoobeen, Waxana gabi ahaanba Baliga kalshaale Waftigu ku soo arkeen Cidla iyadoona laga Qaatay Dhamaan Ciidamada Beeloodyadii Deegaankaasi isku horfadhiye oo labada Beelood Ciidamadii si rasmi ah u kala Direen Kadib Dhaartiin ka dhacday Goobta Madashada shirka ee maygaagle.

 

 

Waxana haatan lagu Wadaa inay Bilaabaan Kulamadii Dooda oo labada Beelood isku arki lahaayeen kagana Doodi lahaayeen Baliga kalshaale, Waxana lagu Wadaa in Maalinta Barito ahi ay Ergooyinku Goobtaasi isku arki Doonaan kagana Hadlayaa Qaabkii Wagiga Saddexaadi u furmi lahaa, inkastoo Beesha Buuhoodle Gudiga Arimahaasi loo Xilkaasay soo Jeediyeen inaanay Goobta tagay Hadii aan Baliga Kalshaale la, aasin taasi oo shirka ku noqon karta Mid adkaada hana Waxa haatan Shirku ku socdaa Rajadii Guusha.

 

Shabakada Wararka Ceegaag.com Kala Soco Wararkii ugu danbeeyey ee Mandaqada Guud ahaan gaar ahaana Shirka Maygaagle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this