Sign in to follow this  
Taako Man

Mahamed Dheere I WILL WORK WITH THE NEW SHABELLE ADMINSTRATION

Recommended Posts

Maxamed Dheere: “Maamulka Cusub ee loo soo magacaabay Shabeellada Dhexe waan la shaqeynayaa”

 

 

 

Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 28/01/07

 

Guddoomiyihii hore ee Shabeellada Dhexe Maxamed Dheere ayaa shaaca ka qaaday inuu ku wareejinayo maamulka cusub Gobolka Shabeellada Dhexe oo dowladdu ay u magacowday shalay gobolkaas.

 

Maxamed Dheere oo ku sugan Jowhar ayaa ka sheegay Jowhar inuu maamulka cusub ku wareejinayo maamulka Shabeellada Shabeellada dhexe isla markaana uu la shaqeynayo.

Guddoomiyihiin Shabeellada Dhexe ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aaddan maamulka cusub ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay isla markaana uu ku wareejinayo maamulka cusub ee loo magacaabay isla markaana uu la shaqeynayo.

“Waxaan diyaar u ahay horayna aan u sheegay inaan ku wareejinayo cid walba oo loo soo magacaabo Gobolka Shabeellada Dhexe, isla markaana waxaan caddeynayaa inaan la shaqeynayo maamulka Cusub” ayuu yiri Maxamed Dheere oo hadalkiisa uu u muuqday mid ku qanacsan magacaabidda maamulkaas cusub.

 

Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)

xuurshe114@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

He is a defanged warlord. But I guess the Clan courts supporters will turn their anti-TFG stance based on warlords being Ministers and Governors is gone. So what is it next Clan Courters? LOOOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this