Sign in to follow this  
Member-sol-

Alshabaab oo amaanka u sugaya haayado Cunta qaybin...

Recommended Posts

Xaflad ballaaran oo galabta lgu qagta Deg/ Ceeldheer taasoo loogu mahadcelinayay xoogagii soo gelbiyay mucawanadii logu talagalay Deg/Galcad,Ceeldher

 

 

Ceel-dheer 4 June 2008 (Allceeldheer)

-Xafladdaasi oo ay ka soo qaybgaleen Maamulka degmada Ceeldheer,Odoyaasha,Culumaaudiinka,iyo NGO-ga WARDA,waxaa si faahfaahasan looga hadlay qaabkii loo soo gaarsiiyay Mucaawinadaasi Deegaanadaasi.

 

Ma'uuliyiintaasi waxaay mahad gaar ah halkaasi uga soo jeeediyeen masuuliyiintii iyo Ciidanka Al-shabaab iyo Ciidanka madaniga,iyagoo xusay inay door wayn ka soo qaateen soo galbinta Baabuurtii waday deeqdaasi,isla markaana la'aantood aysan suurtogal ahayn in hawshaasi la qabto sababo ka jira waddooyinka awgeed

.

warku waxa uu intaasi ku darayaa in beryahaanba ay degmada ceel-dheer ka socdeen hawl la xariirtay qaybinta Mucaawinada raashin ahaa oo ay CARE soo gaarsiisay deegaanka,taasoo wax wayn ka tartay nolosha qoysas badan oo ku dhaqan deegaanka.

 

 

C/llaahi Ruush

ruush007@gmail.com

XAFIISKA WARARKA EE DEG:CEELDHEER

 

Xafiiska wararka Allceeldheer.com

admin@allceeldheer.com

 

 

Link> http://allceeldheer.com/fidsan.php?sid=2004&tirsan=2

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Copy & paste is a technique long mastered by the Duke. The above post is a work of fiction Al Shabaab makes threats they seldom help anyone. read the Mansuur rant, posted by the Duke.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. Its my opinion, a single news source from a clan website that supports the defeated clan militia is not to be trusted.

 

Anyhow how many times will they cry wolf? The TFG is still in power, they are still acting big all the way in Asamara, making daily threats.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this