Sign in to follow this  
General Duke

PM Geedi: The TFG will take Mogadishu back from Clan courts.....

Recommended Posts

Ra’iisal wasaare Geedi oo wacad ku maray in Magaaladda Muqdishu uu ka qabsan doono maxkamadaha Islaamiga.

 

Nairobi 27, Nov.06 ( Sh.M.Network) –Ra’iisal wasaaraha Dowladda Soomaaliya, Cali Mohamed Gedi ayaa maanta wacad ku maray in dowladiisa oo taageero ka haleyso Itoobiya in ay magaaladda Muqdishu gacan ku heyteeda ay kala wareegi doonto Golaha Maxaakiimta Islaamiga, hadalkani oo sii hurinaaya cabsida laga qabo in uu bilowdo dagaal weyn oo lagu hoobto.

 

 

 

RW Geedi

Ra’iisal wasaare Geedi ayaa sheegay in ay qasab ku tahay xukuumadiisa in ay qaado tallaabo iyada oo imminka uu sii kordhaya dhaqdhaqaaqyadda militeri ee ay wadaan Ciidamadda Dowladda iyo kuwa Itoobiyaan ah oo dhinac ka soo jeeda iyo Golaha maxaakiimta Islaamiga oo iayaguna dhinac ah.

 

 

"Dowladda Soomaaliya waxay ku socotaa Muqdishu” ayuu Cali Maxamed Geedi ku yiri suxufiyiinta mar uu maanta ka hadlay magaaladda Nairobi isaga oo ku sii jeeday kulan madaxeedka midowga Afrika oo ka dhacaya waddanka Nigeria.

 

"Dadaal kasta oo la isugu dayo in nagala hor joogsado Muqdishu wuu fashilmi doonaa” Ayuu yiri Ra’iisal wsaaraha isaga oo ku goodiyay in haddii xukuumadiisa laga hor istaago magaaladda Muqdishu in taasi ay bilaabi doonto dagaal isaga oo sii raaciyay in cidii ka hor timaada dowladiisa ay qaadi doonto mas’uuliyadda waxa dhaca.

 

"ma weydiisaneyno maxakamadaha in aan tegi karno Muqdishu iyo in kale, inaga ayaa ah dowladda KMG waxaana waajib nagu ah in aan tango Muqdihu” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Cali Maxamed Geedi.

 

Hase yeeshee Ra’iisal wasaare Geedi ma uusan sheegin xilliga dowladiisa ay u soo dhaqaaqi doonto Muqdishu inkastoo hadda uu jiro dhaqdhaqaaqyo xoogan oo xagga militeriga ah oo ay wadaan Golaha Maxaakiimta Islaamiga oo dhinac ah iyo Xukuumadda Cali geedi iyo asakr Itoobiyaan ah oo iyaguna dhinac ka soo jeeda.

 

Ra’iisal wasaare Geedi waxa laga weydiiyay joogista Ciidamadda Itoobiyaanka ee daafaha iyo gudaha magaaladda Baydhabo, ayaa waxuu kaga jawaabay oo uu yiri: “ ma nihin dadka ugu horreeya ee u yeerta ama casuuma xoogag shisheeye”

 

 

"Maxkamadaha waxay casuumeen xoogag shisheeye si dalka xasilooni daro looga abuuro, taasina waxay halis gelin doontaa gobolka oo dhan ee kuma ekaan doonto dalka oo keliya” ayuu yiri Geedi isaga oo ku dooday in maxkamadaha ay casuumeen dagaalyahano ka kala yimid Eritrea, Pakistan, iyo Afghanistan.

 

"Maxkamadaha ayaa qaadi doono mas’uuliyadda haddii dagaal uu ka qarxo Soomaaliya waayo iyaga ayaa u yeertay kooxo shisheeye” ayuu yiri Ra’iisal wasaare Cali Maxamed Geedi inkastoo isaga laftigiisa uu qirtay markii ugu horreysay in xukuumadiisa ay u yeeratay Ciidamo Itoobiyaan ah.

 

 

Shabelle Media Network Kenya

E-mail us: info@shabelle.net

Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Oh my, I know that will happen sooner than you think.. The idea that the Clan Courts who struggle with Qaynyare for four months will stop the TFG is laughable.

 

You lost politically in 2004 now be politically as well as millitarily.. its the clan courts fault..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol Saxib I think you are the one in delusions. Xamar is a small city in comparison to world standards. Also the power there is from a single clan, not even all the major sub-clans including Geedi's is happy with the situation as it is. Thus the clan courts will get no support in Lower Shabbeele, and not much more than their locals clans of South Mogadishu..

 

second the plan has long been, peace, peace and if it fails war...All options are on the table..

Share this post


Link to post
Share on other sites

leee..adi wax makuu harin yaqee duke naga sheekadan . sxb xamar haqbiil aa hada dhagan adi waxaas rabtaa inas naga dhaadhiso xoog aan kulawaree xamar xoog aan kuhaysaa sxb hadii lagu gu so dhawayn iska hilmaamo ilaha dowlada ay rabto in ay ku jihaado waa ilmahood

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Mr make sense my friend.Mogadishu is in Somalia and if the groups who hold it start a war, then expect the consequences. They attck here snd there, but will lose everywhere...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saaxib....Xamar hadaad wax ka tari kartid mar hooraa tagilaheed. Incredible how you minimise the very thing for adeer is looking for. But I guarantee you there will be no glorious return for you adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saxib, you are not the lord to guarantee anything. As for Mogadishu, it is ripe soon. Everything is to do with the opposition, the later day Wadaads have to worry about the locals they occupy? So Che, in two years President Yey has survived all things and now is in Baidoa position forwards towards Mogadishu. A long way for a man from Galkacyu, your groups have been saying he wont get far.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

Originally posted by General Duke:

You lost politically in 2004 now be politically as well as millitarily.. its the clan courts fault..

Are you talking about qabil now? lol so your entire opposition is based on qabyalad? We will see how xabashi army that you putt all cards on will preform.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saxib I am talking about you the opposition to the TFG. Those that fight tooth and nail and hold nothing sacred. Call yourself warlord supporter, Carta Supporter or Clan Court supporter. This whole Clan Court thing and their oppsoition to the TFG has nothing to do with Ethiopia at all, and has to do with sentiment of a few political clan groupings.

 

You lost the election in 2004 are you prepared to lose the war and thus much power?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Uthman1   

Duke dnt forget what happend to the mighty USA in Xamar. If I was Gedi, i be more worried about holding on to Baidao and stop dreaming.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

Originally posted by General Duke:

^^^Though you forgot what happened to the "mighty" USC in Baidoa in 1999.. History has many truths mate..

There was nothing mighty about USC, there is no similarity between them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Between the USC that fought the Americans and the USC that got chased out of Bay by the RRA, it was the same organisation just a few years later.

 

If the exmple of Balack Hawk down is what you are reliying on it, was A/Qaybdeed's millitia who fought the Americans that day..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this