Sign in to follow this  
Juje

'Breaking News'U.N. authorizes regional force to protect Somalia

Recommended Posts

Originally posted by xiinfaniin:

Lemme share a little story:

 

Habar baa waxay aragtay baa la yiri laba wiil oo diriraysa. Markey kusoo dhawaatay bay labadii wiil midkood garatay. Say inta istaagtay bay tiri; war xoogga alla ku qabayey'e ninka inta qonof lugaha ka gelisid oo sinsaaryo ugu dartid dhulka iyo isaga isa sii! Kii kale eey jeclayd in dhulka la dhigo baa yiri:
eeddo hadda ogow waad noo wada sheegtaye'e
:D
!

 

Analogous is UN’s(habartii wiilasha aragtay) recently passed resolution(tabtii midkood wax u lagdi lahaa)
:D
.

XiinFaniin

Bal ka waran hadii wiilka ay leedahay Naagta wax ha lagdo uu isaga kaliya uu u-baahnaa lakiin kan kale ogaa waxa ay naagta sheegayso. Markaas waxaa ay noqonaysaa in ay u sheegtay wiilka ay doonaysay in uu tabtaas ogaado.

Hadii aan u fiirino sidaas waxaa cadaaneyso in TFG aysan waxba ogayn ama cagmaheedu xigan yihiin. ICU na ay wax kasta ay helaysay hub iyo maalba. Resolution wuxuu u danaynayaa oo kaliya TFG which is nice.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this