Sign in to follow this  
guraad

Somaliland(Har-gay-sa-land) Deporting Somalis

Recommended Posts

guraad   

Hargaysa - Amar qoraal ah oo uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda qorsheynta ee maamulka la baxay Somaliland Axmed xaaji Daahir Cilmi, ayaa wuxuu amar ku bixiyay in hay'adda samafalka caalamiga ah ee NOVIB oo maal galisay siminaarro ay wadaan hay'adaha CANDLE LIGHT iyo NAGAAD inay ka baxdo maamulka la baxay Somaliland , Wasiirka ayaa cayrinta hay'addaan ku macneeyay inay ka soo horjeeddo jirintaanka qaranimada Somaliland .

 

Waxaa kaloo maamulka Somaliland uu amar ku bixiyay inay dalka isaga baxaan 5 qof oo labo ajinabi tahay kuwaasoo ujoogay magaalada Hargaysa hawlo ay wadday hay'adda NOVIB.

 

Siday sheegtay hay,adda candle light waxaa seminaarkaasi la joojiyay ka qaybgelaayay 14 qof oo ka kala socday Somaliland, Puntland, iyo Muqdisho.waxayna ku tilmaameen inuu ahaa kulan wadatashi ahaa oo ku saabsanaa kormeerka iyo qiimeynta mashaariicda tacliinta ee ay maalgeliso hay'adda NOVIB, siiba horumarinta waxbarashada gabdhaha.

 

C. C. Farayaamo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this